Daraasad Cusub: Dadka aan istalaalin waxay halis ugu jiraan in ay dhintaan
Dadka anaan qaadan talaalka ayaa halis badan ugu jira in ay u dhintaan xanuunka sida lagu sheegay daraasad ballaaran oo ka socota Xarumaha Xakamaynta...
Dowlada Uk oo go’an kasoo saartay Qaxootiga kasoo gala Dhanka Faransiiska
Doonyaha sidda muhaajiriinta ee soo mara Kanaalka Ingiriiska ayaa laga celin doonaa UK, sida ay qoray warbaahinta BBC qeybta English-ka
Dawladdu waxay u oggolaatay saraakiisha...
Dowlada Faransiiska oo labo sano ka yar Dhalashada ku siisay Dad badan oo Ajaanib...
Dowlada Faransiiska ayaa maanta Shaacisay in ay dhalashada wadanka ay siisay 12,000 kun oo Qof oo Ajaanib ah sida uu shaaciyay Talafashinka France 24.
Dadkan...
Cabdi Raxmaan Maxamed oo ka badbaaday in loo Tarxiilo Somaliya, Sidee ayay ugu suura...
Cabdiraxmaan Maxamed Asakiisuna yahay Somali ayaa Xalay ka Badbaaday Qorshe loogu Celin lahaa Dalka Somaliya kadib markii ay qabteen Booliska Germalka.
Ninkan oo lagu qabtay...
Weeraradii ka dhacay Mareykanka 11 Sebtember oo ku luglahaayeen Saraakiil Sacuudiga ah
11 Sebtember ayay aheyd markii weerar culus loo adeegsaday daaraha dhaadheer ee Mareykanka halkaasi oo dad badan ku dhinteen.
Weerarka ka dib waxaa jiray warbixin...
Germalka ” Dalka Waxa uu u baahanyahay 400,000 kun oo Muhaajiriin ah
Dowlada Germalka gaar ahaan Qeybta wakaalada Shaqaalaha federaalka ayaa shaacisay in Dalka uu u baahanyahay Muhaajiriin Cusub.
Guddoomiyaha Guddiga Agaasimayaasha Wakaaladda Shaqaalaha Federaalka ee Jarmalka...
Waxa uu ahaa Wasiir ka tirsan Afganistan Hada Waa Cunto Geeye, ( Nolosha Yurub)
Warbaahinta caalamka qaarkood ayaa si weyn u hadal haya sheekada Wasiir katirsanaa dowladii hore ee Afganistan oo u qaxay dal kuyaala Qaarada Yurub iskuna...
Shiinaha oo Ansixiyay in Saddex Caruur la Dhali karo (Sharci Cusub)
Shiinaha ayaa si rasmi ah u eegay sharciyadiisa si loogu oggolaado lammaanaha inay dhalaan illaa saddex carruur ah, si kor loogu qaado heerka dhalmada.
Xeer...
Germalka oo maanta Maxkamad soo taagaya Nin Shan Qof dilay dhawaan
Nin Jarmal ah ayaa maxkamad la soo taagi doonaa Khamiista maanta oo lagu eedeeyay inuu dilay shan qof oo uu ku jiro ilmo yar...
Sawirada Dumarka ee ku dhaganaa Wadooyinka Kabul oo la Fiiqay
Sawirada dumarka ayaa laga tirtiray Kabul, taas oo calaamad u ah wajiga caasimadda Afgaanistaan ​​oo si xawli ah isu beddelaya maalmo tan iyo markii...