Thursday, July 25, 2024

Maxkamada ugu sarreeysa Maraykanka oo soo saartay go’an Cusub oo sharciga degenaanshaha ku saabsan

0
Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah dalkaasi Mareykanka ay ka sugayeen Madaxda dalkaas. Maxkamada...

Donald Trump oo laga xiray Baraha Bulshada Sida Facebook iyo Instagram

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa laga xiray Akoonada uu ku lahaa baraha Facebook iyo Instagram. Shirkada Facebook oo iska leh sidoo kale Instagram ayaa maanta...

Tirada muhaajiriinta ka gudbaya kanaalka Ingriiska oo sii kordheysa

0
Tirada muhaajiriinta isku dayaya ama ku guuleysanaya inay ka gudbaan kanaalka u dhexeeya Yurub iyo Ingiriiska ayaa sii kordhaya. Kadib cimilo wanaagsan, in kabadan 600...

Midowga Yurub oo Sharciyo Adag ku soo rogay Fiisooyinka “Schengen” ee Safarada

0
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...

Switzerland oo qaadaneysa 1,600 oo qaxooti ah oo Shan Dal ka imaanaya

7
Dowlada Switzerland ayaa ku dhawaaqday inay qaadeyso ilaa 1,600 oo qaxooti ah ilaa dhamaadka sanadka 2023. Ka faa’iideystayaasha badankood waa dadka ka cararaya colaadaha...

Madaxweynaha Mareykanka Biden oo Xabad joojin ugu baaqay Israel iyo Falastiin

0
Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay muujiyay mid taageersan xabad joojinta u dhexmarta Israa’iil iyo Falastiiniyiinta intii lagu guda jiray wadahadalka taleefanka ee Raiisel wasaare Benjamin Netanyahu. Isla mar...

Faransiiska oo Mamnuucaya Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in uu booliiska ka dalabaday in ay mamnuucaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin, kuwaas oo la filayo...

Giriiga: Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu xukumay 146 sano oo xarig ah

0
Muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah ayaa lagu xukumay 146 sano oo xarig ah tahriibinta dadka sida ay xukuntay maxkamad ku taal Griiga, sida...

Saddex gantaal oo lagu weeraray Israel ( Wararka ugu danbeeyay )

0
Saddex gantaal ayaa oo laga soo tuuray ayaa ku dhacay Lubnaan dhanka waqooyiga Israa’iil maanta laakiin waxay ku dhaceen badda Mediterranean-ka, iyaga oo aan...

Germalka oo Wax ka badalaya Sharciga Qaxootiga aan Sharciga heysan

0
Dowlaa Germalka ayaa cadaadis xoogan lagu saarayaa in ay wax ka badasho sharciga Qaxootiga wadanka ku sugan ee aan heysan Deganaanshaha rasmiga. In ka badan...