Ra’iisul Wasaaraha Austria oo booqday Caasimada Kiev
Ra’iisul wasaaraha Austria Karl Nehammer ayaa sabtidii gaaray caasimadda Ukraine ee Kyiv – booqasho uu ku doonayo inuu taageero ugu muujiyo dowladda Ukraine.
Inta lagu...
Ukraine oo soo bandhigtay Tirada Ciidanka Ruushka ay ku dishay Dagaalkeeda
Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in 19,100 askari oo Ruush ah la dilay tan iyo markii uu Ruushku galay Ukraine 24-kii February.
Intaa waxaa...
Mareykanka oo digniin kasoo saaray Safarka lagu tagayo Dalka Shiinaha
Mareykanka ayaa uga digaya dadka Mareykanka ah inay u safraan Shiinaha sababo la xiriira faafitaanka corona ee socda iyo xayiraadaha adag ee lagu soo...
Ruushka oo u magacaabay hogaamiye cusub dagaalka Ukraine ka socda
Ruushka ayaa ruxaya hoggaanka milateriga ee dagaalka Ukraine, waxaana la sheegay inuu u magacaabay "halyey dagaal" oo khibrad culus u leh dagaalka Suuriya si...
Xamza Abu Jaisha ” Waxay u heesteen in Soonka leegu Qasbayo”
Soonka dhalinyarada dugsiyada Sweden iyo sida ay bulshadu u aragto, ayaa lagaga hadlay warbixin uu maanta daabacay TV-ga Sweden, kaas oo uu kaga hadlay...
Wararka ugu danbeeyay Dagaalka Ukraine iyo Wixii Dhacay Xalay 8 Abril
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine habeenkii xakay, Abriil 8.
* Kadib markii golaha loo dhan yahay...
Dad ku dhintay Toogasho ka dhacday Caasimada Tel Aviv ee Israel
Ugu yaraan 2 qof ayaa lagu toogtay 8 kalana waa lagu dhaawacay bartamaha magaalada Tel Aviv, sida uu sheegay isbitaal ku dhow halka uu...
Turkiga oo Sacuudiga ku wareejiyay Kiiska dilkii Wariye Jamal Khashoqji
Dowladda Turkiga ayaa go’aan cusub oo dad badan lama filaan ku noqday ka qaadatay kiiska dilka Wariyihii u dhashay boqortooyada Sacuudiga ee sida arxan...
Midowga Yurub oo mamnuucay soo dejinta dhuxusha Ruushka
Wadamada Midowga Yurub ayaa qaatay xirmadooda cusub ee cunaqabateynta ka dhanka ah Ruushka. Soo dejinta dhuxusha Ruushka.
Komishanka Yurub ayaa soo bandhigay soo jeedintooda cunaqabataynta cusub...
Marine Le Pen ” Waxaan Dooneynaa in la ganaaxo haweenka xijaabka ku xidha goobaha...
Musharaxa madaxweynaha midig-fog ee Faransiiska Marine Le Pen ayaa sheegtay inay doonayso inay ganaaxdo haweenka xijaabka ku xidha goobaha ay dadku isugu yimaadaan.
"Dadka waa la ganaaxi doonaa, si...














