Saturday, May 4, 2024

Masjidka Göteborg oo bilaabay Qaab Cusub oo loo Tukanayo Salaada Jimcaha

0
in Salaada Jimcaha la tukado labo mar ayaa ah mid caadi ah iyadoo dadka loo qeybinayo labo qeybood lakin Masjidka Göteborg ayaa bilaabay Qaab...

Taliyaaniga oo soo saaray Sharuudo Cusub oo dhanka Talaalka ah

0
Dawladda Talyaanigu waxay soo bandhigtay tallaalka covid-ka ah ee qasabka ah qof kasta oo ka weyn 50 sano. Waajibka tallaalku wuxuu khuseeyaa qof kasta oo...

Qaadashada Talaalka Saddexaad oo lagu Xirayo Helitaanka Shahaadada Corona

0
Waxaa laga yaabaa inay jirto shuruud ah in la qaato qiyaasta saddexaad ee tallaalka covid 19, ee kuwa doonaya shahaadada tallaalka. Wasiirada arrimaha bulshada Lena...

Sweden oo soo saartay Tirada Bukaanada u jiifa Corona Gobolada Dalka

0
Tirokoob cusub oo ka soo baxay maamulka caafimaadka Sweden ayaa muujinaya in in ka badan 900 oo bukaan ah hadda lagu daweynayo isbitaallada dalka,...

Norway oo Bilowday Sharci Cusub oo Haweenka Kaga Hortagayaan Uurka

0
Dowlada Norway ayaa ugu Danbeyn bilowday Sharci Cusub kaasi oo Haweenka kaga Hortagayaan Uurka. Sharciga ayaa Awood u siinaya Umulisooyinka iyo Kalkaaliyaasha Bixinta Kaniiniga looga...

Shahaadada Talaalka oo laga doonayo Dadka Galaya Jiimamka iyo Maqaayadaha Sweden

0
Dowladda Sweden ayaa shir jaraa’id oo ay galabta qabatay ku sheegtay in shahaadooyinka tallaalka loo adeegsan doono maqaayadaha iyo goobaha kale ee ay dadku ku badan yihiin....

Barlamaanka Faransiiska oo u Fadhiya Sharci Cusub oo Dowlada bilaabeyso Dhawaan

0
Sharci-dejiyeyaasha Faransiiska ayaa bilaabay inay ka doodaan hindise sharciyeedka loogu talagalay in lagu beddelo kaarka caafimaadka ee COVID-19 ee Faransiiska ee tallaalka, iyadoo qaar...

Nederland oo bilaabeysa inay dib u furto Dalkeeda

0
iyada oo Holland ay saaran tahay xannibaadda adag ee COVID-19 labadii toddobaad ee la soo dhaafay, ayay dowlada dib u furi doonta dugsiyada hoose...

Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo sheegay in bisha February uu booqan doono Sacuudiga

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu u safri doono Sacuudiga bisha soo socota, waana booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiyaha Turkiga uu ku...

Dooni Siday 440 tahriibayaal ah oo ku soo xirtay dalka Talyaaniga

0
Markab laga leeyahay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Sea Watch 3 oo siday boqolaal muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda, ayaa ku xiri...