Saturday, April 20, 2024

Shirkadaha Busas-ka oo bilaabay in Xaga Danbe laga galo Buska marka la raacayo

0
Xaalada Corona ee Wadanka Sweden ayaa ah mid kasii dareysa marba marba ka danbeesa waxaana dowlada ay soo saartay Xayiraado Cusub. Shirkadaha Busaska wadanka ayaa...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka Hadashey Sharciga Guryaha ee Qofka Magangaldoonka ” Sharcigan oo...

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay hadda qaadayso tillaabooyin waaweyn oo ay ku baabi'inayso waxa loogu yeero sharciga EBO. Waa sharci siinaya magangelyo-doonku...

Dowlada ” Qoysaska Sweden oo laga Caawinayo Dhanka Dhaqaalaha Korontada Bil Kasta “

0
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday in ay doonayso in ay gargaar u fidiso qoysaska uu saameeyay qiimaha korontadu ku kacayso. Isku geynta kharashka gargaarka ayaa lagu qiyaasay 6 bilyan...

Sweden oo wax ka badashay Qaadashada Talaalka Qeybtiisa Labaad iyo Saddexaad

0
Maanta, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha Iswiidhan waxay ku talisay in la siiyo qiyaas Saddexaad ee tallaalka covid-19 ah shan bilood ka dib qaadashada qiyaasta labaad, halkii ay ahayd lix...

Dadka Safarka ku tagaya Kenya oo Sharuudo Cusub lagu soo Rogay ” Talaalka oo...

0
Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa ku dhawaaqday dhammaan rakaabka da'doodu tahay 18 iyo wixii ka weyn ee imanaya Kenya inay u baahan doonaan inay keenaan shahaado...

Dood ka dhalatay Haweeney Sharci la’an ah oo ka Shaqeyn jirtay Guriga Raisal Wasaaraha...

0
Waxay aheyd dhacdo soo soctay todobaadyadii ugu danbeeyay kadib markii Haweeney u dhalatay Dalka Nicaragua lagu qabtay guriga Raisal Wasaaraha Dalka. Haweeneydan ayaa sharci la'an...

Khabiir Swedhish ah ” Qofna kama Badbaadayo Corona Xitaa kuwa la talaalay Todobaadyada Soo...

0
Dunida ayaa mar kale ku baraarugtay Nuuca Cusub ee Corona kaasi oo Sameyn ku yeeshay Caalamka Dalka Sweden waxaa Mashquul badan laga dareemayaa Isbitaalada. iyadoo...

Dowlada Sweden oo Soo bandhigtay Fursad ay helayaan Dadka Shaqeeya

0
Dowlada Sweden ayaa maanta Ansixisay in Dadka shaqeeya gaar ahaan Ardayda loo ogolyahay helitaanka Lacagta shaqada oo lagu daray lacagta Waxbarashada. Hadii qofka uu Shaqeeyo...

Nin lagu Talaalay Wadnaha Hawayaanka Doofaarka oo lagu guuleestay iyo Xaaladiisa oo indhaha lagu...

0
Nin Maraykanka u dhashay oo 57 jir ah ayaa lagu talaalay wadnaha Xayawaan nuuca doofaarka cusbitaalka Jaamacadda Maryland Medical Center ee magaalada Baltimore saddex...

Shirkada Pfizer ” Waa Diyaar Talaalka Cusub ee Omikron

0
Tallaal cusub oo loogu talagalay omikron ayaa diyaar noqon doona bisha Maarso. Taasi waa waxa madaxa Pfizer Albert Bourla u sheegay CNBC . Shirkaddu waxay sheegtay in ay...