Germalka oo balanqaad u sameeyay Sweden hadii ay ku biirto NATO
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa carabka ku adkeeyay in hadii Sweden ay go'aansato in ay ku biirto NATO, ay heli doonto taageero buuxda oo Germany .
Tani waxay...
Turkiga oo ku dhawaaqay inuu bilaabayo Mashruuc lagu Celinayo Qaxooti Dalkiisa ku sugan
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay in dowladdiisu ay diyaarinayso mashruuc lagu dammaanad qaadayo dib u celinta ku dhawaad...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 3 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaado, May 3.
* Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa maanta...
Dadka Magaalada Shanghai oo lagu Qasbay Inay Karantiil galaan Xitaa Hadii Corona laga Waayo
Boqolaal kun oo qof oo ku nool Shanghai ayaa la geeyay xarumaha corona. Qaar ayaa sheegaya in lagu qasbay in ay karantiil galaan inkastoo laga...
Rasmus Paludan oo Quraanka Kariimka ku gubay Maanta Stockholm iyo Uppsala
Siyaasiga Danish-Swedish ee xagjirka ah ee garabka midig ee Rasmus Paludan ayaa isu soo baxyo ku qabtay Stockholm iyo Uppsala. isagoo halkaasi ku gubay...
Dowlada Sweden oo kordhineysa Lacagta la siiyo Dadka Shaqo la’anta ay ku dhacday
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in xisbigeeda Social Democratic Party uu doonayo inuu xoojiyo sanduuqa shaqo la’aanta si waafaqsan xeerarka ku meel gaadhka ah...
Raisal Wasaaraha Denmark ”Dagaal ayaa nagu soo wajahan Dhamaanteen”
- Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra'iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee...
Dadka Sweden oo doorbidaya in lagu biiro Ururka Nato
Toddobaadkii labaad oo xiriir ah, inta badan Swedishku waxay taageersan yihiin ku biirista NATO, sida lagu sheegay sahan cusub .
Sahankan oo ay samaysay xarunta Novus ayaa...
Dowlada Germalka oo Lacag Dheeri ah ugu dartay Dadka Ceyrta Qaata ee Caawinta loo...
Dowlada Germalka ayaa ku dhawaaqday go'an cusub oo ku aadan lacagta caawinta ee la siinayo dadka ku nool dalka ee Qaata lacagta Ceyrta.
Dowlada ayaa...
Denmark oo bilaabeysa Sharci Qaxootiga ku saabsan oo Dowlada UK dhawaan bilowday
Dhowr maalmood ka dib markii ay saxiixeen heshiis u dhexeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Rwanda, oo ku saabsan in magangelyo-doonka loo diro waddanka Afrika.
Danmark ayaa...















