Turkiga oo ku Dhawaaqay Shan Sharuud si Sweden loogu ogolaado ku biirista NATO
Turkiga ayaa ku dhawaaqay liiska dalabaadka Sweden si uu u ansixiyo xubinimada Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic. Iyadoo wali ay socdaan wada xaajoodyada labada dal.
Dowladda Turkiga ayaa...
Waa Injineer Jaamacad kasoo baxay oo Sweden kaga Shaqeeya Xirfada Cunta Geynta: SVT
TV-ga Sweden ayaa daabacay warbixino ku saabsan shaqo la'aanta ama dhibaatooyinka adag ee ka jira suuqa shaqada ee Iswiidhan gaar ahaan soo galootiga.
Mid ka mid ah warbixinadiisa,...
Xaafada Nacka: Maxakamada oo amartay in la Xiro Hooyo Dhashay Gabar 14 sano jir...
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa go’aan ku gaadhay in la xidho hooyada dhashay gabadh meydkeeda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala...
Dowlada Sweden oo sheegtay in Qofka uu dhalo Tirada Caruurta uu Masruufi karo
Qofku waa inuusan dhalin carruur ka badan inta uu Masruufi karo," ayay tiri wasiirka sinnaanta shaqada iyo jinsiga Eva Nordmark.
Nordmark ayaa shir jaraa'id la...
Dagaalka Ruushka ee Ukraine 24 May: Amar lagu bixiyay in lasoo Xiro Madaxweynihii hore...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaado May 24.
* Ruushka ayaa wada dagaal ka dhan ah...
Qof ku dhintay toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna
Nin 25 jir ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Eskilstuna.
Booliska ayaa ku guuleystay inay soo qabtaan afar tuhmane.
Toogashada ayaa ka dhacday meel ku dhow...
Sweden oo bilaabeysa Sharci Cusub oo Socdaalka ah Bilowga Bisha Cusub
Sweden waxa ay dhaqan galin doontaa, laga bilaabo bilawga bisha soo socota, xeerar cusub oo ku saabsan socdaalka shaqada, iyada oo ujeedadu tahay in...
Biden oo sheegay in Taiwan uu u Difaaci doono Qaab Milatari
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay Tokyo in dalkiisu uu si militari u difaaci doono Taiwan haddii Shiinaha uu soo galo jasiiradda iskeed u maamusho, isagoo carrabka ku...
Dagaalka Ruushka ee Ukraine 23 May: Ruushka oo go’an Cusub ka gaaray Heshiiska Ukraine
ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Isniinta 23 May.
* Golaha Qaranka ee Ukraine ayaa ansixiyay...
Gabar dhalinyaro ah oo meyd ah laga helay Caasimada Stockholm ee dalka Sweden
Saddex qof ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii gabadh yar mayd ah laga helay bannaanka magaalada Stockholm. Bilaysku waxay tuhunsan yihiin dilalka inay...