Wiil dhalinyaro ah oo si xun ugu dhaawacmay toogasho ka dhacday Magaalada Västerås ee...
Wiil dhalinyaro ah ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday degmada Vallby ee magaalada Västerås.
Wiilkan oo da’diisu u dhexeyso 12 ilaa 17 sano jir ayaa...
Faransiiska oo Qaxooti Cusub kasoo qaaday Dalka Suuriya
Faransiiska ayaa 35 carruur ah iyo 16 haween ah ka keenay laba xero oo ku yaalla waqooyiga Suuriya, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda...
Ku Dhawaan 30 Wadan oo Saxiixay ku biiritaanka Sweden ee NATO
Hab-maamuuska in Iswiidhan lagu daro NATO waxaa saxiixay dhammaan 30-ka waddan ee NATO, sida uu sheegay TT.
Ka dib marka ay saxeexaan borotokoolka wadamada xubnaha...
Xisbiga Moderat-ka oo ku Amaanay Xisbiga SD inuu kasoo horjeestay kordhinta Qaxootiga
Guddoomiyaha xisbiga M Ulf Kristerston ayaa ammaanay xisbiga Sverigedemokraterna (SD), isagoo khudbad ka jeediyay Isbuuca Almedalen .
“ma jiro xisbi la mid ah SD oo...
Ra’iisul Wasaaraha Denmark oo ka hadashey Weerarka ka dhacay Dalkeeda
Ra’iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa sheegtay in Denmark ay dhibane u tahay weerar arxan darro ah oo ka dhacay dalkeeda iyadoo ka hadlaysa weerarkii dhiigga...
Weerar ka dhacay Caasimada Denmark oo Dhoor Qof lagu dilay
3 qof ayaa lagu dilay weerar saaka lagu qaaday suuqa ganacsiga ee magaalada Copenhagen , sida uu sheegay booliska Denmark , Waxaa ka danbeeyay nin...
Magdalena Andersson:” Waa inuu Dalka ka tagaa Qofka Aan heysan Sabab Magangalyo ”
Ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ayaa xaqiijisay in dowladdu ay dooneyso in ay masaafuriso dhammaan dadka aan xaqa u lahayn in ay Sweden sii joogaan. "Kaliya kuwa...
Maxkamadda Yurub oo soo saartay go’an Caawinaya Qaxootiga Sharciga Heysan
Maxkamadda Yurub ayaa xukuntay, in muhaajiriinta aan loo hayn karin oo keliya sababo la xiriira joogitaankooda sharci darrada ah.
Xukunka ayaa lala xiriirinayaa dhacdooyinkii xagaagii...
Maxkamadda Sare ee Texas oo laashay go’aanka ilmo iska soo rididda
Maxkamadda Sare ee Texas ayaa Jimcihii laashay go’aan ka soo baxay maxkamad hoose oo maalmo ka hor loogu oggolaaday xarumaha caafimaadka ee ilmo iska...
Ruushka oo hub halis ah u adeegsada weerarada ka dhanka ah bartilmaameedyada rayidka
Qaar ka mid ah weeraradii ugu dambeeyay ee Ukraine, Russia ayaa, sida ay sheegeen khubarada Ingiriis, waxay adeegsadeen gantaalo aan ku habboonayn weerarrada.
Iyadoo lagu...