Sideed Qof oo Israa’iil ah oo lagu dhaawacay weerar loogu geestay Magaalada Jerusalem

Foto: Maya Alleruzzo / AP / NTB

Qof looga shakisan yahay in uu falka geystay ayaa la xiray ka dib markii uu toogasho u geestay dad saarnaa bas marayay magaalada Jerusalem. Xaaladdu waxay halis ku tahay hal nin.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*