Ukrain: 17 Qof oo ku dhintay weerar gantaal oo lagu qaaday Odesa
17 qof ayaa ku dhintay weerarro gantaallo ah oo Ruushku ku qaaday guryo iyo goobo lagu nasto oo ku yaalla gobolka Odesa ee koonfurta...
Erdogan oo sheegay go’anka Cusub ee Sweden iyo Tirada Argigixiso ee lagu wareejinayo
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Sweden ay ka go’an tahay inay 73 “argagixiso” u gacangeliso Turkiga.
Erdogan ayaa intaa ku daray shir jaraa’id oo uu ku qabtay gabagabada...
Dowlada Sweden oo ka Hadashey Xaquuqda ilma iska soo ridista ee Dastuuriga ah
Kaddib markii sharciga ilmo iska soo ridida laga saaray dalka Mareykanka, ayaa dhowr xisbi oo Iswidhish ah ayaa mowqifkooda ka dhiibtay arrintan.
Xisbiyada Centerpartiet Miljöpartiet, M iyo...
Ruushka oo ka hadlay bilowga ku biiritaanka Sweden iyo Finland ee NATO
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa faallo ka bixisay ku biiristii Sweden iyo Finland ee ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka...
Wargeys: Säpo oo diyaarisay Liiska Dadka laga tarxiilayo Sweden ee Turkiga loo Wareejinayo
Wargeyska Dagens Nyheter ee ka soo baxa dalka Sweden ayaa qoray in wada xaajoodyada u dhexeeya Turkiga iyo Sweden ee ku saabsan ku biiritaanka Stockholm...
Turkiga oo ku dhawaaqay inuu taageerayo xubinnimada Sweden iyo Finland ee NATO
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Sweden, Turkiga iyo Finland ayaa xalaya fiidkii kala saxiixday heshiis saddex geesood ah , kadib kulan ay ka qeyb galeen Ra’iisul...
Dalka Canada: 16 Askari oo lagu Dhaawacay kadib Weerar lagu qaaday Bangi
Laba qof oo looga shakisan yahay inay yihiin tuugo Bangi ayaa la dilay, lix askari oo booliis ahna waa la dhaawacay kaddib markii ay...
R. Kelly oo lagu xukumayo 25 sano oo xarig ah Sababo la xiriira ka...
Xiddiga Ramp; B R. Kelly, ayaa lagu helay dambi ah ka ganacsiga dadka, ayaa halis ugu jira 25 sano ama ka badan oo xabsi...
Xukun Lagu Riday Afar Dhalinyaro oo lagu eedeeyay Rabshadihii ka dhacay Örebro
Afar nin ayaa lagu soo oogay dacwad ku aadan inay wax u dhimeen cutubyo ka tirsan booliska magaalada Örebro, intii lagu guda jiray rabshadihii...
Shaqaalaha Shirkada SAS oo sameen kara Shaqo Joojin Cusub
dharbaaxo baaxad leh ayaa soo socota, haddii aan wada xaajood xooggan oo u dhexeeya ururka duuliyayaasha iyo shirkadda diyaaradaha ee SAS uu soo saarin heshiis...