Sweden oo ka hadashey Hanjabaada Ruushka ee Hunka Nukliyeerka
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Anne Linde , ayaa khudbad ka jeedisay furitaanka Shirweynaha 10-aad ee dib u eegista heshiiska ku saabsan ka hortagga hubka Nukliyeerka ee New York.
Hadalkeeda,...
Gabaabsi Dhanka Dhiiga oo ka taagan Dalka Sweden
Isbitaallada dalka Sweden ayaa xiligan waxaa ka jira dhiig yari ka taagan qeybo badan oo dalka ah.
Yaraantani waxay la xiriirtaa fiditaanka fayraska Corona.
Baahida dhiiga ayaa ku badata magaalooyinka.
Ingrid Engstrom,...
Maxkamada Örebro oo Xukun ku riday 3 Nin oo lagu heesto Rabshadihii Xili Ciida
Labo nin oo da’doodu tahay sodon jir iyo mid afartameeyo jir ah ayay maxkamadda Orebro ku heshay danbi ah in ay booliska waxyeeleeyeen, waxaana loo arkayay...
Sharciyada Cusub ee Maanta ka bilowday Dalka Sweden
Laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 1-da Agoosto dalka Iswiidan waxaa ka dhaqan galay sharciyo cusub iyo qaar ka mid ah wax ka bedelka sharciga.
Waxaa...
Sweden oo soo bandhigtay Tirada Dhalinyrada ka baxsaday goobaha Daryeelka
 In ka badan 260 qof oo ka baxsaday guryaha lagu xanaaneeyo dhalinyarada ayaa sanadkan laga diiwaan galiyay dalka Sweden.
Sida laga soo xigtay TV-ga Sweden, mid ka...
Safarka Nancy Pelosi ee Aasiya oo laga saaray Dalka Taiwan
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Nancy Pelosi, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu awoodda badan Mareykanka ayaanan lagu xusin Taiwan marka ay mareyso...
Ukrain oo beenisay inay ka dambeysay weerarka diyaarada aan duuliyaha lahayn ee lagu qaaday...
Afhayeen u hadlay Ukraine oo ku sugan magaalada Odesa ayaa beeniyay in Ukraine ay weerartay xarunta ugu weyn ee ciidamada Ruushka ee Sevastopol ee...
Sweden oo laga helay Kiisas Cusub oo Cudurka Daanyeerka (Busbuska), Labo Gobol oo bilaabay...
Tirada dadka uu ku dhacay busbuska ee dalka Iswiidan ayaa kor u dhaaftay 85 qof, taasoo korortay 8 tan iyo todobaadkii hore, sida uu sheegay SvD.
Gobolka Skåne...
Sweden oo Musaafurin iyo Xabsi ku xukuntay Todobo Qof oo lagu eedeeyay
Todobo qof ayaa lagu xukumay xabsi u dhexeeya lix ilaa toban sano, kuwaas oo lagu eedeeyay dambiyo daroogo oo halis ah mid ka mid ah kiisaska...
War Hada Ah: Dowlada Sweden oo Mamnuucday Isticmaalka Mootada/Sikalka Korontada ku Shaqeeya
Laga bilaabo 1-da Sebtembar, waxaa dalka Sweden laga mamnuucayaa in lagu kaxeeyo mootooyinka korontada ku shaqeeya ee waddooyinka sikalka lagu isticmaalo, sida lagu sheegay...