Haweeney iyo ilmo lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna
Haweeney iyo ilmo ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow beer lagu nasto oo ku taal xaafadda Årby ee Eskilstuna.
Labada qof ee...
Dood ka taagan Ilmo Saddex Sano jir Qaxooti ah oo u geeriyooday Dayac loo...
Dood ayaa ka taagan Dalka Holland kadib markii ilmo saddex sano jir ah ay u geeriyootay Dayac loo geestay.
Dalka Holland waxaa iska dhiibay Qaxooti...
Socialdemokraterna oo soo bandhigay Barnaamijkiisa Doorashada ee Kooxaha Gangiska
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijkiisa doorashada, isagoo diiradda saaraya tallaabooyinka laga qaadayo dembiyada kooxaha gaangiska ah, joojinta ku biirista Kooxahan, iyo adkeynta...
Magdalena Andersson ” Ma Dooneyno Magaalo ay Daganyihiin Somali kaliya Ama Taliyaani”
Ra’iisul Wasaaraha Sweden ee Magdalena Andersson (s) ayaa sheegtay inaysan rabin wax ay ku sheegtay “Magaalo Soomaali” ama “Somalitown” ama meelaha kale ee takooran...
Xisbiga Moderatka oo ku Dhawaaqay inuu Baabi’in doono Sharciga Socdaalka Hadii la doorto
Xisbiga Moderna ayaa sheegay in uu doonayo in uu meesha ka saaro mid kamid ah sharciga socdaalka ee dadka qaangaarka ah ee aan sabab...
Caasimada Finland oo lagu qabanayo Shirka NATO ee u Dhaxeeya Turkiga, Sweden Iyo Finland
Shirka NATO ee u dhexeeya Sweden, Finland iyo Turkey ayaa lagu qaban doonaa Finland maalinta Jimcaha. Taariikhda waxaa maanta xaqiijisay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ann Linde. Wafdiga...
Xisbiga S oo kordhinaya Lacagta Kabka ee Dadka Hawlgabka
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga ayaa raba inuu balaadhiyo kabka hawlgabka ee muranka dhaliyay ee baarlamaanka loo codeeyay gugii hore.
- Hadda waa inaan qaadnaa tallaabada xigta. Lacagaha...
Sweden oo Shaacisay inay diyaar u tahay taageero dheeraad ah oo ay siineyso Ukraine
Lix bilood ka dib duulaankii Ruushka ee Ukraine, shir madaxeed caalami ah oo dijital ah ayaa la qabtaa, oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha...
Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday Qaxootiga ugu Badnaa ee Kanalka Faransiiska kasoo galay Shalay...
Tiradii ugu badneyd oo dad ah ayaa ka soo tallaabay kanaalka Ingiriiska ee waqooyiga Faransiiska iyagoo raacay doonyo yaryar Isniintii, dowladda Ingiriiska ayaa ku...
Denmark oo ku Dhawaaqday Talaabooyinka Cusub oo Wax looga Qabanayo Dambiyada
Danmark ayaa hadda soo bandhigtay tallaabooyin cusub oo wax looga qabanayo dembiyada . Iyadoo la raacayo tilaabada afaraad ee loogu yeero "xirmo ganggiska" -...