Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo fagaaro lagu toogtay
Ra'iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga toogtay lugta isagoo khudbad jeedinayay Khamiista maanta. Eedeysanaha dilka geystay ayaa la dilay.
Khan ayaa la...
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaalada isaga kala goosha qaaradaha
Dadka degan saddex Gobol oo Japan ah ayaa loo sheegay inay gabaad galaan ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay gantaalo cusub ridday Khamiistii. Mid...
Meydka Haweeney 21 sano jir ah oo laga helay Magaalada Vetlanda ee dalka Sweden
Haweeney 21 jir ah oo lagu waayay magaalada Vetlanda ee dalka Sweden labo todobaad ka hor ayaa meydkeeda la helay, sida ay booliisku xaqiijiyeen.
Haweeneyda...
Sharciga Cusub ee lagu Joojinayo Xaquuqda Turjumaanka oo Dhaleeceen loo jeediyay
Dowlada Cusub ee Sweden ayaa dhawaan ku dhawaaqday Sharciga lagu joojinayo Xaquuqda dadka qaar u helaan turjumaanka iyadoo ula jeedka tahay in qofka uu...
Jeneraalada Ruushka oo ka wada hadlay isticmaalka hubka nukliyeerka
Wargeyska ugu weyn Mareykanka ee The New York Times ayaa ilo wareedyo sheegaya in hogaamiyayaasha militariga ee Ruushka ay wadahadalo la taaban karo ka...
Migrationsverket oo go’an kala duwan ka gaaray Labo Gabdhood oo Walaalo Ah
Hay'ada laanta Socdaalka ayaa go'an kala duwan ka gaartay Labo Gabdhood oo Walaalo Ah kuwaasi caan ka ah Baraha Bulshada iyadoo Labada Gabdhood midkood...
Toogasho ka Dhacday Västerås oo Qof ku dhaawacmay
Hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho galabta ka dhacday xaafadda Bäckby ee magaalada Västerås, sida ay booliisku sheegeen.
"Waxaan haynaa hal dhaawac oo la xaqiijiyey," ayuu...
Sharuudaha Luuqada ee Qofka ka Shaqeenaya Goobaha Waayeelka
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa waxay hore ugu heshiiyeen in sharuud looga dhigo dadka ka shaqeeya xannaanada waayeelka in ay afka swedishka yaqaanaan.
Degmooyinka Wadanka...
Sweden oo ka hadashey diyaargarowga Ciidan ee Norway iyo Xaalada Dalka
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday maanta inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.
Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go'anka Norway iyo...
Dowlada Sweden oo Sheegtay in Dhaqaalaha Dalka uu Hoos u Soconayo Xiliga Jiilaalka
Dowladda Sweden ayaa filaysa in wax soo saarka guud ee dalka (GDP) uu hoos u dhaco boqolkiiba 0.4 sanadka soo socda. Sicir bararka ayaa sidoo...














