Sweden oo Hub Dheeraad ah u direysa Dalka Ukraine oo dagaalo ka socdaan
Ra’iisal wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa meesha ka saarin in hub dheeraad ah loo dirayo DalkaUkraine.
Andersson oo shir jaraa’id qabatay wax yar ka hor inta...
Danmark oo diiday qaxootiga Ukraine ee soo galay xadkeeda, Sweden oo ka hadashey dhankeeda
Boqolaal Qaxooti Ukrain ah ayaa lagu hakiyay xuduudka Denmark, kuwaasi oo aan heysan Basaboor waxana ay usii gudbeen Wadamada Waqooyi ee Yurub.
qiyaastii 10 ilaa...
Xisaab Celinta Canshuurta ee Sweden oo maanta bilaabaneysa ” Goormee ayaa u danbeysa
Canshuur celinta (deklarationer) ee Sweden ayaa la celin karaa laga bilaabo maanta oo ah Maarso 15-keeda. skettverket ayaa dib ugu soo celisay si dhijitaal ah...
Sweden oo NATO la Sameeneysa Dhoolatus , Norway oo Qeyb ka ah Dhoolatuskaasi
Wasiirka arrimaha dibadda Anne Linde iyo wasiirka gaashaandhigga Peter Holtqvist ayaa maanta ku martiqaaday dhammaan xisbiyada baarlamaanka wadahadal ku saabsan xaaladda siyaasadda amniga.
Linde ayaa...
Markab Dagaal oo soo gaaray Sweden kaasi oo laga leeyahay Mareykanka
Markabka USS Forrest Sherman ayaa soo gaaray Stockholm maamta. SDF ayaa ku warantay in joogitaanka markabka aysan ahayn xaalad degdeg ah, balse taa beddelkeeda...
Ruushka oo Sweden u diray Digniin kale oo ku aadan ku biirista NATO
Warbixin cusub oo ka soo baxday sarkaalka Ruushka Sergei Belyaev, wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa cusboonaysiisay digniinta ka dhanka ah Sweden iyo Finland inay...
Sweden oo bilaabeysa Guryo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga Ukraine
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine.
ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana...
Macron: Shuruudaha xabbad joojinta ee Putin waa wax aan la aqbali karin
Shuruudaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku xiray xabad joojinta Ukraine waa wax aan la aqbali karin, ayuu yiri madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.
"Waa inaan...
Labo Qof oo lagu tooreeyay Täby oo ka tirsan Caasimada Stockholm
Labo nin ayaa lagu dilay magaalada Täby ee waqooyiga magaalada Stockholm. Sida laga soo xigtay bogga booliska,
mid ka mid ah ragga ayaa laga helay...
Sweden oo ka hadashey Qaxootiga uga imaanaya Dalka Ukraine
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa tixgelisay in dagaalka Ukraine uu galay marxalad aad u fool xun.
Hadalka Andersson ayaa yimid ka dib kulankii maanta...
















