Dowlada Sweden oo Dhiseysa Xaruumo Dadka lagu Masaafurinayo oo u dhow Garoonka Diyaaradaha
Dawladda Sweden ayaa u wakiilatay Wakaalada Socdaalka inay u samayso waxa loogu yeero "xarumo ka saarid" magangalyo-doonayaasha codsiyadooda magangalyo la diiday. Dawladdu waxay soo jeedisay in...
Dowlada Sweden oo ka Hadashey Xaquuqda ilma iska soo ridista ee Dastuuriga ah
Kaddib markii sharciga ilmo iska soo ridida laga saaray dalka Mareykanka, ayaa dhowr xisbi oo Iswidhish ah ayaa mowqifkooda ka dhiibtay arrintan.
Xisbiyada Centerpartiet Miljöpartiet, M iyo...
Ruushka oo ka hadlay bilowga ku biiritaanka Sweden iyo Finland ee NATO
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa faallo ka bixisay ku biiristii Sweden iyo Finland ee ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka...
Wargeys: Säpo oo diyaarisay Liiska Dadka laga tarxiilayo Sweden ee Turkiga loo Wareejinayo
Wargeyska Dagens Nyheter ee ka soo baxa dalka Sweden ayaa qoray in wada xaajoodyada u dhexeeya Turkiga iyo Sweden ee ku saabsan ku biiritaanka Stockholm...
Turkiga oo ku dhawaaqay inuu taageerayo xubinnimada Sweden iyo Finland ee NATO
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Sweden, Turkiga iyo Finland ayaa xalaya fiidkii kala saxiixday heshiis saddex geesood ah , kadib kulan ay ka qeyb galeen Ra’iisul...
Xukun Lagu Riday Afar Dhalinyaro oo lagu eedeeyay Rabshadihii ka dhacay Örebro
Afar nin ayaa lagu soo oogay dacwad ku aadan inay wax u dhimeen cutubyo ka tirsan booliska magaalada Örebro, intii lagu guda jiray rabshadihii...
Sweden iyo Finland oo la kulmaya Erdogan Maalinta Talaadada
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg iyo Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson ayaa lagu arkay Brussels Isniinta maanta si ay uga hadlaan codsiga Iswidhan ee...
Duulimaadka Garoonka Arland Qaar oo la baajiyay Xili Safaf dhaadheer loogu jiro wali
dhibaatooyin ayaa laga soo sheegayaa garoomo badan oo Yurub ah , taas oo la filayo in ay sii socoto inta lagu jiro fasaxa xagaaga, iyada...
Sweden oo digniin kasoo saartay in loo safro Dal Iiraan laga bilaabo maalinta
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen ayaa ku talisay in aan la tegin dalka Iran laga bilaabo Khamiista shalay. Waxay sheegtay in awaamiirteeda ay khusayso Iran oo...
Qof lagu toogtay Koonfurta Caasimada Stockholm
Booliska dalka Sweden ayaa saaka ku dhawaaqay in nin da'da sodonka jir ah uu ku dhintay magaalada Solberga ee koonfurta magaalada Stockholm , ka dib markii...