CSN-ta oo kordhineysa lacagta kaalmada ee Ardayda iyo mida Hawlgabka
Sicir bararka heerkii ugu sarreeyay ee Iswiidhan ayaa horseedi doona korodhka kaalmada ardayda ee Adeegga Taageerada Daraasadda (CSN), iyo sidoo kale korodhka hawlgabka, sanadka...
Erdogan oo Mar kale Sweden ugu hanjabay Xubanimada Ururka NATO
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyay Sweden inay ku guuldareysatay inay ka soo baxdo dalabkii Turkiga ee ahaa inay aqbasho xubinimada NATO.
Shir jaraa’id oo...
Laga Bilaabo Bisha August Dowlada oo Mamnuuceysa Simkarada aan la diiwaangalin
Laga bilaabo 1da Agoosto dalka Iswiidan, waxaa la mamnuucayaa kaararka moobilada ee qarsoodiga ah.
Xeerarkan cusub ayaa dhigaya in Dukaamada ay diiwaangaliyaan xogta qofka kaadhka sita,...
Guryaha Suuqa Madow lagu Kireeyo oo Hab Cusub looga hortagayo Sida ay sheegtay Dowlada...
Habab kala duwan oo suuqa madow ah ayaa lagu kireeyaa guryaha Dalka Sweden taasi oo dowlada aysan raali ka aheyn.
Sida dowlada shaacisay waxaa jira...
Booliska Malmö ” Waxaan Heynaa 10,000 kun oo Basaboor Dadka waa inay soo doontaan
Booliska Magaalada Malmö ayaa ku dhawaaqay inay hayaan Basabooro badan kuwaasi oo Dadka wali aysan soo qaadan.
Basaboorada ayaa ah kuwa gaaraya 10,000 kun oo...
Labo Qareen oo u dhalatay Sweden oo lagu xukumay Xabsi
Ka dib markii loo tixgeliyey mid ka mid ah qareennada ugu wanaagsan ee Iswiidhan muddo dheer, waxaa la ogaaday in ay sii daayeen macluumaadka xabsiyada si...
Xukun lagu riday Siyaasi Swedish ah oo Xaaskiisa Dilay kadibna jarjaray
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa xukun ku riday siyaasi hore oo ka tirsanaa xisbiga SD .
60-jirkan ayaa lagu eedeeyay inuu dilay saaxiibkiis oo...
Booliska Sweden oo digniin kasoo saaray Caruurta ku biira kooxaha Gaangiska
Booliska Sweden ayaa ka digay in carruurta ay aad ugu dhowdahay in loo askareeyo kooxaha burcadda ah xilliga xagaaga. Waxay xuseen in marka carruurtu u guuraan meel ka...
Sweden oo ugu horeysa Xaga Furiinka Wadamada kale ee Yurub
Tirokoob ay soo saartay xarunta tirakoobka ee dalka Sweden ayaa muujisay koror ku yimid kiisaska furriinka ee Sweden sanadkii hore.
Marka loo eego tirooyinkan, in ka badan 23,600 oo...
Rabshadihii ka dhacay Örebro oo Afar loo Xukumay maanta
Xukunkii labaad ayaa maanta laga soo saaray kiisas rabshado ah oo ka dhacay deegaanka Sveaparken ee magaalada Örebro oo ka soo horjeeda rabshada halkaasi ka...