Wednesday, June 17, 2026

Lacagta oo loo Kordhiyay Shaqaalaha Goobaha Waayeelka iyo Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ee LSS

0
Ururka Kominal , oo ka mid ah ururada shaqaalaha ee ugu waaweyn Sweden, ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo shaqo oo loogu talagalay shaqaalaha...

Afar qof oo loo qabtay toogasho ka dhacday Huddinge

0
Afar nin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii ay nin 47 jir ah ku dileen Huddinge Noofambar 2021. Laba eedaysane oo kale ayaa...

Qof ku dhintay Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm

0
Hal qof ayaa ku dhintay labana waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday saqdii dhexe ee shalay magaalada Rågsved ee koonfurta magaalada Stockholm, iyadoo...

Nin Taksiile ku dilay Magaalada Gotenborg oo loo soo gacancaliyay Dowlada Sweden

0
Nin 35 jir ah oo lagu xiray dalka Jarmalka oo looga shakisan yahay dilkii Taksiile loogu geystay magaalada Bergsjön ee Göteborg deyrtii hore ayaa...

Lacag Dheeri ah oo loogu deeqay Dugsiyada Waxbarasho ee Stockholm

0
Magaalada Stockholm ayaa 102 milyan karoon ku bixineysa dugsiyada hoose ee magaalada. Ku dhawaaqistan ayaa timid ka dib markii ay mudaharaad sameeyeen shaqaalaha dugsiga...

Sharuudaha Qaadashada Dhalashada Sweden oo la Adkeynayo Sida Dowlada Ku Dhawaaqday

0
Ku dhawaaqista bilawga baadhitaan cusub oo ku saabsan shuruudaha jinsiyadda ayaa lagu sheegay shir jaraa'id oo uu wasiirku la qaatay hogaamiyaha xisbiga SD ahna...

Magaalada Borlänge ee Dalka Sweden oo Qof lagu toogtay Xalay

0
Booliska ayaa baaraya fal dambiyeed halis ah oo la sheegay inuu ka dhacay magaalada Borlänge xilli fiid ah. Nin ayaa la sheegay in loo qaaday...

Shatiga oo lagala Noqday Shirkado badan oo Dhanka Daryeelka ka Shaqeeya

0
Warbixin ayaa daaha ka qaaday xadgudubyo waaweyn oo ay geysteen daraasiin shirkado gaar loo leeyahay oo ka howlgala waaxda caafimaadka ee Sweden, taasoo keentay...

Waalidiinta oo loo kordhinayo Maalmaha Fasaxa ee Halka Mar Waalidiinta Qaadan karaan

0
Xisbiyada Dhisay Dowlada oo garab ka helaya Xisbiga Midig Fog ee Sverigedemokraterna ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo Maalmaha laba laamba ee loo yaqaano...

Masaafurin iyo Xabsi lagu riday Labo Dhaliyaro oo Kufsaday Gabar 13 Sano jir ah

0
Maxkamadda Göteborg ayaa xabsi iyo musaafurin ku xukuntay labo dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay kufsi ay u geysteen gabar 13 jir ah. Dhibbanaha ayaa heli doona in ka...