Thursday, June 18, 2026

Dowlada Sweden oo war kasoo saartay soo qaadashada Qaxootiga Giriiga oo Xisbiyada qaar codsadeen

0
Arinta qaxootiga ayaa markale kala qeybinaysa xisbiyada Sweden, madama su’aal ka taagan tahay in Sweden ay soo bandhigto go'anka soo dhaweynta muhaajiriinta ka socota...

Dadka Hawlgalka Sweden oo lacagta loo kordhinayo Canshuurtana laga dhimayo

0
Wasiirka Maaliyadda Magdalena Andersson (S) iyo Wasiirka Caymiska Bulshada Ardalan Shekarabi (S) waxay ka hadlayaan arimo cusub oo ku saabsan miisaaniyadda soo socota. Dowlada ayaa...

Xisbiga Moderatka oo soo bandhigay Sharciyo Cusub oo lagu tarxiilayo Kooxaha gangiska

0
Xisbiga Moderaterna ee dalka Sweden ayaa maanta soo bandhigay dhowr hindise oo cusub oo ka dhan ah dambiyada gaangiska. kaasi oo sheegay in la...

Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin

0
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg. Waxaa...

Toogasho ka dhacday Degmada Norrköping oo Qof ku dhaawacmay

0
Booliska ayaa baaraya toogasho ka dhacday Klockartorpet oo ku taal Norrköping. Dhowr qof oo maqlay rasaasta ayaa ku wargaligay booliska waxyar ka dib 10.30 pm...

Maxaa ku soo kordhay Sharciga isku keenista Qoysaska iyo Midka ku meelgaarka ee laanta...

0
Gudiga Socdaalka Sweden ayaa maanta lagu wareejiyay kadib sanad ay shaqeynayeen Dowlada iyo Wasiirka Socdaalka Morgan Johansson (S). Waxyaabaha kale waxaa ka mid ah,...

Sweden oo joojisay Xayiraadaha saran Booqashada goobaha Waayeelka lagu hayo

0
Amarka xakamaynta ee muranka dhaliyay ee ku saabsan guryaha dadka waayeelka ah, oo jiray tan iyo 1 Abriil, wuxuu dhacayaa bilowga bisha. Tani waxaa ku...

Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Tirada Shaqaale kale oo la dhimay

0
Toddobaadkii la soo dhaafey, in ka badan 1,000 qof ayaa lagu wargeliyey shaqaale-dhimis, wadar ahaan ku dhowaad 100,000 oo qof ayaa hadda la ogeysiiyey...

Sweden oo mushaharka u kordhisay Shaqaalaha u shaqeeya Dadka Caawinta u baahan ee (personlig...

0
Gunnada caadiga ah ee kaaliyeyaasha shaqsiyadeed (personlig assistent) ayaa loo kordhiyay Shaqaalahaasi mudo dhoor sano oo shaqooyinka kale ka danbeeyeen mushahara ahaan. Photo: Gorm Kallestad/TT. Laakiin...

Ulf Kristersson ” Xil wasiir ma siineyno Xisbiga Sverigedemokraterna hadii aan Dowlad soo dhiseyno

0
Ulf Kristersson, hogaamiyaha xisbiga Moderaterna ayaa sheegay in aysan xil wasiirnimo siineynin Jimmie Åkesson iyo xisbigiisa Sverigedemokraterna mustaqbalka hadii ay dowlad soo dhisayaan. Photo: Jessica...