Saturday, January 17, 2026

Bilowga Sanadkan 20 kun oo Qof oo laga ceshtay Kaarka Wadista Gawaarida (Körkort)

0
Intii lagu gudajiray qeybtii hore ee sanadka 2020, 20,303 liisanka wadista gawaarida ayaa wakaaladda gaadiidka ee Sweden kala noqotay Dadka ku nool wadanka Sweden...

Erna Solberg ” Norway Xadkeeda uma fureyso Dalka Sweden iyo Wadamada kale ee Scandinavia

0
Raiisel wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa u sheegtay dhigeeda Sweden Stefan Löfven in Norway aysan si buuxda u furi doonin soohdinta ay la leedahay...

Sweden oo soo bandhigtay Sharciyo iyo ogolaansho tirada Dadka isku imaan kara

0
Xadka 50 qof ayay dowlada ogoshahay marka ay timaado isku imaatinka  lakin 500 oo qof ayaa la ogolaan karaa hadii ay buuxiyaan sharuudaha looga...

Qorshe ay Dadka shaqo la’anta ku heli karaan Shaqo ama Waxbarasho oo Dowlada Sweden...

0
Photo Nabizadeh / TT Dad badan oo shaqo la'aan ah ayaa fursad uhelaya inay wax ku bartaan kaalmada ay helaan ee Xafiiska Shaqada, sida taageerada...

Corona oo dib ugu soo laantay Caasimada Stockholm ee Dalka Sweden

0
iyadoo bishii u danbeesay Hoos u dhacay Coronaha ka jira  Stockholm ayaa mar kale labo jibaarmay xanuunka labadii isbuuc ee lasoo dhaafay. Infekshanku ayaa ku...

Qaxootiga diidmada heesta in laga Caawiyo Sharciga ayaa kamid ah Sharciyada Cusub ee Midowga...

0
Midowga Yurub waxa markan u soo jeestay Xaalada Qaxootiga Yurub oo noqotay hadal heynta ugu badan ee warbaahinta yurub aad uga hadleen isbuucii lasoo...

Sweden:- Qaxooti yar ayaa heleynaa hadii la ansixiyo Sharciga Qaxootiga Cusub ee Midowga Yurub

0
Wasiirka Socdaalka Sweden Morgan Johansson ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay soo jeedinta siyaasad mideysan ee soo galootiga ee u dhaxeysa wadamada Midowga Yurub oo...

Qof lagu toogtay Xaafada Tensta ee Caasimada Stockholm

0
Boliiska Stockholm ayaa lagu wargaliyay toogasho ka dhacday Xaafada Tensta gaar ahaan Nawaaxiga Centerka sida booliska ay shaaciyeen. Photo ANDREAS BARDELL Dhoor Rasaas ayaa laga maqlay...

Maxkamad ku taalla Germalka oo joojisay Xanibaad saarneyd Aadaanka Salaada

0
aadaanka salaadda ayaa la mamnuucay ka dib markii lamaane Masiixiyiin ah ay ka cawdeen aadaanka salaada kuna sheegeen in xuriyadooda saaalada farogalisay. Maxkamaddu waxay...

Sweden oo kordhisay waqtiga helitaanka kaalmada dhaqaalaha ee dadka halista ugu jira Corona

0
kaalmada dhaqaalaha dadka halista ugu jira Corona ee aan ku shaqeyn karin guriga waa la dheereynayaa waxana laga dhigay ilaa sanadkan dhamaadkiisa. Tani waxaa...