Thursday, June 18, 2026

Sweden oo dhaleeceesay soo jeedinta midowga Yurub ee Mushaharka ugu yar Shaqaalaha

0
Dowlada Sweden ayaa si xoogan u dhaleeceysay talaabada Gudiga Yurub ay ku soo rogeen mushaarka Shaqaalaha Yurub. Sida ay sheegtay idaacada Radio Ikot maanta Wasiirka...

Baaritaan lagu sameenayo Shirkadaha ka shaqeeya Daryeelka Dadka la caawiyo ( personlig assistans )

0
Kormeeraha Caafimaadka iyo Daryeelka ee Iswiidhan, IVO, ayaa maanta soo bandhigaya tilaabooyin awood u siinaya in ay joojiso qayaanada iyo falalka dambiyeed ee ka...

Sweden oo dib ugu soo celisay Dalka Gabar 14 sano jir oo guur loogu...

0
Bishii Diseembar ee sanadkii hore aabe Ciraaqi ah ayaa ula safray xaaskiisa iyo labadiisa gabdhood Ciraaq. Wuxuu qorsheeyey inuu gabadhiisa u soo guuriyo Gabdhahan ayaa...

Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

0
Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal...

Sharciyada ayaa si dhaqso ah ugu soo dhacay Dadkii Online-ka ka xareestay

0
Sanadkii 2019 iyo Sanadkan 2020 waa labadii sano ee Sharciyada ka dhaceen Dadka Sweden ka helay Sharciga ku meel gaarka ah ee 3 sano...

Migrationsverket: Qaxootiga ugu yaraa oo iska dhiibaya Dalka Sweden mudo 20 sano gudaheeda

0
Hay'adda socdaalka ee Migrationsverket ayaa filaysa in sanadkaan Sweden ay diiwaangelin doonto heerka ugu hooseeya ee magangalyadoonka muddo labaatan sano ah, taasoo muujineysa in tani...

Sweden oo kordhisay Xanibaada Saaran Soo galitaanka Dalkeeda ee Wadamada ka baxsan EU

0
Xayiraadda socdaalka ee Sweden looga saaray waddamada ka baxsan Midowga Yurub ayaa la sii dheereeyay, sida dawladdu maanta shaacisay. Mamnuucida ayaa hada soconeysa illaa iyo...

Talaal bilaash ah oo la siinayo Dadka Waayeelka Qaar iyo Dadka Halista u ah...

0
Aqlabiyadda baarlamaanka ayaa dalbanaya in waayeelka ka weyn da'da 75 - iyo sidoo kale dadka ku jira kooxda halista - la siiyo talaal bilaash...

Dhaqaatiirta Norway oo Shaqo Joojinta ay ku dhawaaqeen bilaabaya maalinta Isniinta

0
Ururka Dhakhaatiirta Noorweey ayaa ku dhawaaqay in 23 dhakhtar oo ku kala sugan Tromsø, Trondheim, Narvik, Bergen, iyo Stavanger ay shaqo joojin sameyn doonaan...

Magaalada Uppsala oo noqotay goobta ugu horeesa ee bilowda sharciyada Cusub

0
Haddii fayraska loo yaqaan 'corona virus' uu aad ugu faafo meelaha qaarkood gobolada Iswiidhan waxay soosaaridoonaan sharciyo u gooni ah. Tani waa sida ay sheegeen khubarada...