Migrationsverket-ka Sweden oo kordhiyay Codsiga Deganaanshaha ee Muwaadiniinta Ingariiska
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta Shaacisay in ay kordhisay mudada Dadka Muwaadiniinta UK ku dalban karaan Deganaansha Dalka sida lagu qoray Boga Migrationsverket-ka.
30...
Goormee Hay’ada trafikverket ay Fududeeneysa Helitaanka Imtixaanada Gaari Wadista iyo Teoriga
Dowlada Sweden ayaa lagu wadaa in ay qaado Xayiraadaha ka jira wadanka ee Corona 29 bishan iyadoo ay dhici karto in Dadka aan la...
Sweden oo Diyaarineysa Sharci Cusub oo Magdhow lagu siinayo kuwa dhibaatada kala kulmay Talaalka
Dowlada Sweden ayaa diyaarineysa Sharci Cusub oo dhigaya in magdhow la siiyo kuwa dhibaatada kala kulmay Talaalka ay ku qaateen Dalka Sweden.
Sharcigan Cusub ayaa...
Sweden oo kordhineyaa Lacagta Jirada ee loo yaqaano (Sjukpenning)
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday in ah kordhineyso Lacagta Jirada ee Loo yaqaano Sjukpenning taasi oo loogu tala galay Dadka Xanuunsada.
Shir jaraa'id oo...
SD ”waan in saacado Qasab ah Shaqeeyaan Dadka Asalkooda yahay Ajaanibta”
Xisbiga SD ayaa soo jeediyay Qorshe ama Hindise dhigaya In Dadka Ajaanibta ah ay Shaqeeyaan Shaqooyin Qasab ah si ay u helaan Lacagooyinka Dowlada...
Dadka Ajaanibta oo laga Mamnuucayo Guryo siinta goobaha Qaar
Xaalad adag oo sababtay khilaaf ayaa ka taagan Linköping halkaasi oo uu ka dhacay dil argagax ah 25 bishii agoosta.
nin 30 sano jir ayaa...
Gabar Labo Sano jir Somali ah oo Meydkeeda laga helay Magaalada Minnesota
Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas oo muddo...
Dowlada Sweden oo Miisaaniyad dheeri ah ku bixineysa in Shaqo helaan Dad badan
Dawladda Sweden ayaa doonaysa inay lacag badan ku bixiso Adeegga Shaqaalaynta Dadweynaha iyo taageeridda dadka bilaa camalka ah.
Miisaaniyadda sannadka dambe, wax ka badan...
Sweden oo maanta sheegtay in Xayiraadaha Badankooda la joojindoono dhamaadka bishan
iyadoo ay jiraan Xiyiraado dheeri ah xiligan kuwaasi oo dhoor mar la kordhiyay ayay dowlada maanta sheegtay in 29 bishan la joojinayo xayiraadahaasi.
ka qeyb...
Sharciga Sweden anigoo heysan Talaalkana qaatay ma heli karaan Warqada Corona
Dunida Caalamka waxaa ka socda Talaalka looga hortagayo Xanuunka Corona waxana Qofka uu u baahanyahay in uu helo Cadeyn ama Shahaado muujineysa in Talaalka...