Home Wararka Maanta Dad Badan oo Dhibaato ka heysato Urta Markii uu Corona Ku dhacay...

Dad Badan oo Dhibaato ka heysato Urta Markii uu Corona Ku dhacay kadib

0
BILDEN F≈R ENDAST PUBLICERAS TILLSAMMANS MED TT:S URSPRUNGLIGA TEXT OCH F≈R INTE ≈TERANVƒNDAS I ANDRA SAMMANHANG STOCKHOLM 20211019 Sjukskˆterskan Li Nyman p ˆron-n‰sa-hals-mottagningen p Karolinska universitetssjukhuset i Huddinge utfˆr lukttester. Foto: Anders Wiklund / TT / kod 10040**BILDEN F≈R ENDAST PUBLICERAS TILLSAMMANS MED TT:S URSPRUNGLIGA TEXT OCH F≈R INTE ≈TERANVƒNDAS I ANDRA SAMMANHANG**

Inkastoo Dhibaatada Corona ay yaraatay Hadana Dadka ugu badan ayaa dareemaya dhibka ka heesta Urta.

Ilaa Labo Xaruumood ayaa ka jira Stockholm kuwaasi oo Lagu daweeyo Dadka Dhibaatada ka heysato Urta.

Ku Dhawaad 300,000 Kun Qof ayaa Lagu Sheegay Dadka ay ku dhacday Dhibaatada ah in uu ka Tagay Urta Sanka.

Li Nyman waa kalkaaliye caafimaad oo jooga isbitaalka Karolinska ee Huddinge.

Waxay Sheegtay in Dad Badan u Yimaadaan Isbitaalka Daweynta Urta isla Markana la Siiyo Tababar iyo Dawo sida ay ku Heli karaan Urta ka dhuntay.

Waxay Dadka ugu baaqday in ayaga Laftooda samyeen Qaababka ay ku soo ceshan karaan Urta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here