Sharci Cusub Dowlada Switzerland oo baareysa Taleefanada iyo Computerada Qaxootiga iska dhiibaya Dalka
Laanta socdaalka wadanka Switzerland ayaa sameeyey barnaamij lagu baadhayo macluumaadka taleefanada iyo kumbuutarada dadka magangalyo-doonka ah ee dalkaasi iska dhiibi sida lagu daabacay warbaahinka...
Qaabka ugu fudud ee lagu Cusbooneysiin karo Sharciga kaa dhacay ee ku meel gaarka
Waxaa lagu jiraa dhamaadka xiliga uu ku ekaa Sharciga ku meel kaarka kaasi oo dadka badankiisa la siiyay 3 sano sharci ah.
Sharciga ayaa loogu...
Malmö 14 Sano oo lagu xukumay nin Somali ah oo toorey ku dilay Somali...
Nin 47 sano jir ah ayaa lagu xukumay xabsi 13 sano iyo 10 bilood ah kadib markii uu midi ku diley nin kale dukaan...
Canada oo soo Musaafurineysa Cabdullahi Cilmi oo Somaliya kasoo jeeda
Qareenadda magaallooyinka Edmonton iyo Halifax ee dalkaasi waxay dagaal dhanka sharciga ugu jiraan sidii ay u badbaadin lahaayeen Qaxooti Soomaali oo lagu magacaabo C/llaahi Cilmi oo 34-jir ah,...
Maxamed Rafiiq oo noqday 65 sano jir ka hortagay ninkii Weeraray masaajidka Al-noor ee...
Waa dhacdo warbaahinta gudaha Dalka norway hadal heysa 65 sano jir badbaadiyay nolosha dad badan oo ku tukanayay masaajid ku yaalla Banaanka hore ee...
Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa.
Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay...
Tirada Dadka loo diiday Sharciga Sweden iyo Nolosha ay ku heestaan Dalka gudahiisa
Wax qabadka ay helaan dadka hela diidamada sharciga ee Sweden laguna celiyo dalalka ay ka yimaadeen, ayaa aad u yar sida uu sheegay mas’uul...
Xaafada Tensta oo lagu toogtay Wiil Somali ah
Xaafada Tensta ayaa Saaka lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 25 sano jir.
Toogashada ayaa dhacday Aroorta hore waxana Digniinta ugu...
Migrationsverket Maxaa keenay Sugitaanka Waqtiga dheer ee helista dhalashada muwaadimo
Xili dad badan ay dalbadeen dhalashada dalka Sweden ayaa war kasoo baxay laanta socdaalka sweden looga hadlay sugitaanka waqtiga uu qofka ku helayo basaboorkaasi.
Hay'ada...
Lacagta ceerta in laga jaro Qaxootiga aan baran Luuqada oo loo gudbiyay Barlamaanka Norway
Xili dowlada Norway ay soo saartay sharciyo badan oo la xiriira Dhanka Qaxootiga iska dhiibay Dalka ayaa markale Barlamaanka loo gudbiyay Sharciga dhigaya in...