Waqtiga la bilaabayo Imtixaanka Luuqada ee Dhalashada Sweden oo lasoo bandhigay
Dowlada Sweden gaar ahaan baadhayaasha Loo xilsaaray Sharuudaha Luuqada ee Dadka Dalbanaya Dhashada ayaa maanta lasoo saaray iyadoo Imtixaanka la bilaabayo Sanadka 2025 dhanka...
Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo Xabsi iyo Tarxiil lagu xukumay Markii Caruurtooda ay Dhaqan-celin...
Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo ku nool Denmark ayaa lagu xukumay Xabsi Hal sano ah iyo Musaafurin ka dhalatay in Caruurtooda si qasab ah...
Sharci Cusub oo maanta ka bilowday Dalka Sweden
Maanta, sharciga cusub ee Corona la xiriira ayaa ka dhaqan galayaa ama bilowday Sweden, waxana uu soconayaa ilaa 31ka Sebtember.
Sharciga ayaana diirada lagu saarayaa...
Maxaad kala Socotaa Sharciga Cusub ee Barlamaanka Ansixiyay ee Corona la xiriira
Barlamaanka Sweden ayaa maanta Ansixiyay Sharci Cusub oo Corona la xiriiro Ujeeddada sharciga kumeelgaarka ah ayaa ah in dowladda iyo maamulada kale la siiyo suurtagal...
War Hada Ah:- Barlamaanka Sweden ayaa Ansixiyay Sharci Cusub oo Corona La Xiriira
Barlamaanka Sweden waxyar ka hor ayey u codeeyeen in la ansixiyo sharciga ku meel gaarka ah ee Corona ee ay soo bandhigtay dowlada, si...
Sharciyada Cusub ee Norway ka bilowday Sanadka 2021 bilowgiisa ( Dhageyso )
Sanadkan 2021 waxaa Dalka norway ka bilowday Sharciyo cusub iyadoo kuwa horay u jiray isbadal lagu sameeyay.
Warbaahinta Somaliska ayaa soo koobeysa Sharciyada ka bilaabanaya...
Norway Labo Qof oo u dhintay Talaalka Corona ee lagu talaalay Dowlada oo war...
Sida uu Qoray Joornalka VG ku dhawaad labo qof ayaa u dhintay talaalka Corona ee dhawaan lagu talaalay waxaana arintaasi durba ka bilowday Baaritaan.
Wakaaladda...
Denmark oo Xayiraad Cusub soo rogtay Fogaanta Mitirka oo labo laga dhigay
Dowlada Denmark waxay soo rogtay xayiraad adag si loo xadido faafitaanka Corona. Xayiraadaha ayaa waxaa ka mid ahaa in la dhimo tirada ugu badan ee...
Dhageyso: Sharciyada Cusub ee Sweden ka bilaabanaya Horaanta 2021 ” Lacagta Basaboorka oo la...
Sharciyo cusub ayaa sanadka Cusub ee 2021 bilowgiisa ka bilowday Sweden Waxaana sharciyada kamid ah Lacagta Basaboorka oo la kordhiyay 350 ilaa 400 kr...
Sharciyada Cusub ee Sweden ku soo kordhaya 2021 Qaar kamid ah
Sida aan horay idinkugu sheegnay Sharciyo cusub ayaa la filayaa in Sanadkan Cusub ee 2021 ku soo kordhaan wadanka kuwaasi oo badankooda la shaaciyay.
Sharciyada...