Wednesday, July 23, 2025

Cajiib: Ardayda Norway oo Todobaad walbo Labo Mar iska Qaadaya Tijaabada Corona

0
Ardayda Norway ayaa dib u bilaabay wabarashada iskuulada waxana dowlada ay soo saartay Sharciyo Qabanaya ardaydaasi. Todobaad Walbo arday kasta waxana uu iska qaadayaa Tijaabada...

Sweden oo Mamnuucday Safarada Lix Dal oo Mareykanka uu ku jiro

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ka dhaawajisay in ay mamnuucday safarada ugu imaanaya lix dal oo ay ku jirta Dowlada Mareykanka. Dalalka Sida Lubnaan, Mareykanka, Israa’iil,...

Gobolo Sweden ka tirsan oo bilaabaya in Shaqaalaha Cusub talaalka qasab looga dhigo

0
Sweden maanta ma jiro si qasab ah oo shaqaalaha looga doonayo talaalka si ay shaqo uga helaan goobaha shaqada. Taasi badalkeeda Gobolka Dalarna oo Sweden...

Macalinkeeda Ayay u Qortay Fariin in Hooyadeed iyo Aabaheed ay Garaacaan Maalin Walbo ”...

0
Xukun ayaa lagu riday Hooyo iyo Aabe lagu eedeeyay in ay Gaaraac u geestaan Caruurtooda kadib markii mid kamid ah Caruurta ay fariin u...

Nyamko Sabuni ” Waan In Guryaha Laga saaro Waalidka Dhalay Kooxaha Gaagiska”

1
Hoggaanka Xisbiga Liberalerna Nyamko Sabuni oo uu xisbigeedu horay usoo gudbiyey hindise la yiraahdo ‘’Förortslyftet’’ oo ku saabsan in sare loo qaado xaafadaha danyarta...

Fariimaha Taleefanada ee u dhaxeeya Qaraabada oo loo Isticmaalayo Baaritaanka Guurka Qasabka (Hindise Cusub)

0
Sweden waxaa ka dhaca Dambiyon la Xiriira Caruur lagu Qasbo guur aysan Rabin waxaana Jiray dhoor Dacwadood oo arintan la Xiriira. Hay'ada Qarsoorka Sweden ayaa...

Loo Shaqeeyaha Waxa uu Eryi karaa Shaqaalaha Hadii Talaalka ay diidaan. (Soo jeedin)

0
Dalal badan oo caalamka durba waxay bilaabeen in shirkadaha loo shaqeeyo eryi karaan qofka hadii uu diido talaalka. Mareykanka ayaa durba bilaabay sidaasi lakin Sweden...

Booliska Sweden ” Go’aanada Tarxiilka ee Dadka la diiday waan Fulineynaa ”

0
Booliska xuduuda Sweden ayaa xaqiijiyay inay hirgalin doonaan go’aamada masaafurinta magangalyo doonka la diiday iyo kuwa ka soo horjeeda go’aaminta masaafurinta sida ugu dhaqsaha badan. Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo...

Migrationsverket-ka oo soo gaabinaya Waqtiga Sugitaanka Jawaabaha

3
Waqtiga sugitaanka Jawaabaha waa mid kamid ah dhibaatooyinka ay dareemayaan dad badan oo go'ano ka sugaya laanta Socdaalka. Radio Ekot ayaa hada daaha ka rogay in...

Qareenka Mahad Abiib oo u Waramey TV2-ga Dalka Norway ” Dulmi ayaa lagu sameeyay...

0
inkastoo ay wali cakirantahay hadana Qareenka Mahad Abiib ayaa u waramey TV2-ga Dalka Norway isagoo u sharaxay sida Mahad Abiib loogu tuntay Xaquuqdiisa. Qareenka waxaa...