Ciidamada Cirka ee Ruushka oo ka degay Magaalada Kharkiv, Ciidanka oo Sidoo kale la...
Ciidamada Ruushka ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Kherson oo ku taal koonfurta dalka Ukraine oo ku taal meel istaraatiiji ah,...
Magdalena Andersson oo Khudbad u jeedisay Shacabka Sweden, kana hadashey arinta NATO
Raiisel wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa u aragta in Sweden aysan halis toos ah ka qabin dagaalka Ruushka ee Ukraine, laakiin waxay aragtay in...
Khudbadii Zelenskyy ” Yurub waa inay Cadeysaa Hadii ay nala jirto Anaga iyo hadii...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku booriyay Midowga Yurub inay caddeeyaan inay la safan yihiin Ukraine dagaalka ay kula jiraan Ruushka maalin ka dib...
Sweden oo lagu soo dhaweeyay Saaka Qaxootigii ugu Horeeyay ee Ukraine ka yimaada
Ku dhawaad 90 qof oo qaxoonti ah oo ka yimid dalka Ukrain ayaa saaka soo gaaray magaalada Karlskrona ee dalka Sweden.
Saacadu markay ahayd 8:30 subaxnimo ayaa...
Xaalada Ukraine ee Saaka: Ruushka oo Duqeeyay Dhoor Xaruumood iyo Magaalooyin Cusub
Weerarada Ruushka ee magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine ayaa socday ilaa xalay, sida uu sheegay duqa magaalada Ihor Techerov. Waxa uu sheegay in askarta Ruushka...
Maxaa kasoo baxay Wada-hadalka u dhaxeeyay Russia iyo Ukraine ee soo dhamaaday
Wareegii koowaad ee wada-hadallada Ukraine iyo Ruushka ee looga gol lahaa in lagu soo afjaro dagaalka u dhexeeya Moscow iyo dariskeeda ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo...
Ruushka oo ku amray Dadka Rayidka inay ka baxaan Caasimada Kyiv
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa ka codsatay dadka rayidka ah ee reer Ukraine inay isaga baxaan caasimadda Kyiv, iyadoo Moscow ay sii waddo duulaankeeda.
"Waxaan...
Ruushka oo amar ku bixiyay in Heegan la galiyo Nadaamka Nukliyeerka ee Ruushka
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ee ka hortagga Nukliyeerka la geliyo heegan sare, taasoo sare u kacday xiisadda kala...
Ruushka oo ka Warbixiyay Dagaalka Ukraine, Ciidanka ay qabteen iyo Xaruumaha ay bur-buriyeen
Ruushka ayaa sheegay in ay qabteen 471 askari oo Ukrain ah ayna burburiyeen 975 bartilmaameedyo militari intii uu socday dagaalka Ukraine.
Tirooyinkan ayaa ka soo...
Wadamada Caalamka oo dhabarka xijiyay Ukraine kuna soo aruuray Caawin oo kaliya
Ruushka ayaa gudaha u galay Dalka Ukraine waxana uu Dagaalka sii galayaa Maalinta Afaraad iyadoo duqeyn afarta jihaha ah ay ku socoto Dalkaasi.
Sababta ugu...