Hubka Sweden oo gaaray Dalka Ukraine oo Dagaalo ka socdaan
Hub laga keenay dalka Sweden ayaa maanta oo Axad ahayd soo gaaray dalka Ukraine, sida uu sheegay taliyaha difaaca Sweden.
-Alaabta loo dhameestiray. Qalabkii iyo...
Xisbiga SD oo Aqbalay soo dhaweynta Qaxootiga Ukraine oo markii hore kasoo horjeeday
Xaalad adag ayaa ka jirta Dalka Ukraine halkaasi uu Ruushka ku qaaday dagaal xoogan isla markana ah midkii ugu weynaa ee soo mara Yurub...
Dowlada Mareykanka oo soo saartay War Cusub oo ku aadan Xaalada Ukaine ee Ruushka
Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ka codsanaysa muwaadiniinta Maraykanka inay si degdeg ah uga baxaan Ruushka. taasi oo sabab u ah Duulaanka Ruushka...
Faransiiska oo eedeyn adag u jeediyay Dowlada Britain
Maamulka Faransiiska ayaa Sabtidii ku eedeeyay Britain inaysan qaadin tillaabo ku filan oo lagu caawinayo qaxootiga Ukraine.
Jawaabta ay Britain ka bixisay qalalaasaha waa "...
Vladimir Putin: Cunaqabataynta reer galbeedka waxay la mid tahay ku dhawaaqida dagaal
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo khudbad ka jeediyay taleefishinka ayaa sheegay in cunaqabateynta reer galbeedka ee ka dhanka ah Ruushka ay la mid tahay...
Weerar lagu qaaday Warshada Nukliyeerka ee Ukraine oo Cabsi ku abuurtay Yurub
Ciidamada Ruushka ayaa la wareegay warshadda quwada ee ugu weyn qaaradda Yurub, kaddib markii weerar lagu qaaday xaruntaasi, taasoo keentay in caalamka oo dhan...
Sweden oo ka qaybqaadanaysa dhoolatuska milatari ee wadamada Britain iyo Denmark ee badda Baltic
Ciidanka Cirka iyo Badda ee Sweden ayaa maanta ka qeyb galaya dhoolatus ciidan oo ay la sameynayaan dalalka Britain iyo Denmark ee ku sugan...
Putin oo ka hadlay Dagaalka Ukraine iyo Qorshaha Dowladiisa ee Dagaalka
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khudbad laga sii daayay Talafashinka waxa uu ku sheegay in Ruushka uu kula dagaalamayo "Naasiyiinta cusub" ee Ukraine ku...
Diyaaradaha Ruushka oo soo galay Hawada Sweden kuna soo xad-gudbay
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa Arbacadii maanta ku soo xadgudbay hawada Sweden, sida uu sheegay difaaca Sweden. Ciidamada qalabka sida ee Norway ayaa sheegay...
Dagaalka Ruushka ee Ukraine: Goormee Ayuu Bilaabanayaa Wadahadalka Labaad ee u Dhaxeeya Ruuska iyo...
Wada xaajoodyada Ruushka iyo Ukraine - Wareegga 2 ayaa bilaaban doona maalinta berri oo Khamiis ah.
"Waxaan ku nimid isfaham ku saabsan arrimo kala duwan...