Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine, 18 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xiriira dagaalka Ukraine Arbaco 18 May.
* Waxaa socdaa shaqada lagu soo saarayo askarta...
Andersson: Waxaan diyaar u ahay inaan u safro Turkiga
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa xaqiijisay in ay diyaar u tahay in ay u safarto Turkiga si ay wadahadal ula yeelato madaxda Turkiga, oo...
Norway: 17 May Maalinta Xuriyada iyo Dastuurka Dalka Norway
maanta oo kale sanad walbo waxaa Dalka Norway laga xusaa Maalinta Dastuurka Dalka iyadoo guud ahaan wadanka la fasaxo.
Maalintan ayaa aad Qiimo ugu leh...
Magdalena Andersson: Sweden iyo Finland bari ayay Codsanayaan Xubinimada NATO
Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in Sweden iyo Finland ay maalinta berito ah codsan doonaan ka mid noqoshada NATO.
hadalkan ayay ku...
Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Go’anka ay Qaateen Sweden iyo Finland ee NATO
Ma aha Dalalka Sweden iyo Finland inuu dhib ka jiro haddii dalalku ku biiraan NATO, ayuu yiri madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.
Taa beddelkeeda, wuxuu ka...
Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine, 17 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaadado May 17.
* Difaaca Ukraine ayaa bayaan uu soo saaray...
Erdogan oo ku celiyay go’ankiisa ku aadan Sweden iyo Finland ee ku biirista NATO
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu maya ugu codeenayo xubinimada NATO ee Sweden iyo Finland.
Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale jimcihii...
War Rasmi AH: Sweden oo ku Dhawaaqday Go’ankeeda ku biirista NATO
Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay go’aansatay in ay gudbiso codsi ku aaddan ka mid noqoshada ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
Andersson ayaa wax...
War Hada AH: Xisbiga Sverigedemokraterna oo go’an kasoo saaray ku biirista NATO
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa go'ankiisa ku biiriyay in Sweden ay ku biirto NATO iyadoo uu noqonayo xisbiga ugu danbeeyay ee kamid ah kuwa ugu weyn...
Xisbiga ugu weyn Sweden Socialdemokraterna oo taageeray ku biirista Ururka NATO
Golaha hoggaanka xisbiga S ayaa si rasmi ah u go’aamiyay in Sweden ay ka mid noqoto ururka NATO ee ka tirsan ururka NATO.
Xisbigu waxa uu...