Thursday, December 26, 2024

Dowlada Kenya oo xireysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Dalkaasi.

0
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba xireyso Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaas oo ay ku sugan yihiin Kumanaan u badan Qaxooti Soomaali ah. Wakaalada...

Mohamed Ibrahim oo dib loogu soo celiyay Sharcigiisa Denmark oo horay looga ceshtay.

0
Dowlada Denmark ayaa dib ugu soo celisay Mohamed ibrahim oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay mudo laga...

Dowlada oo dooneysa in Körkort-ka Basaska iyo Taraaga (Lastbil) lagu qaadi karo lacagta amaahda...

0
Dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga S ayaa doonaya in lacagta amaahda ee ardayda ka helaan hay'ada CSN lagu qaadi karo kaararka lagu kaxeeyo Basaska...

Migrationsverket-ka oo war kasoo saaray Sharciga ku meel gaarka Qaxootiga ee Xagaagan ku eg

0
Wakaaladda socdaalka ee migrationsverketka ayaa ka digtay caqabadda ka dhalan karta qorshaha dawladda ee la xiriira in wakhti lagu daro sharciga ku meel gaarka...

Tirada Somalida ku dhimatay Weerarka Masaajidyada New Zealand oo magacyadooda lasoo bandhigay.

0
Ugu yaraan afar qof oo Soomaali ah ayaa la sheegay iney ka mid noqdeen dad gaaraya 49 qof oo saaka lagu laayey labo masaajid...

Hadii Sweden dooneyso Qaxooti Maxay u adkeysay Sharciyada Qaxootiga ku Cusub Dalka?

1
Hadii Sweden dooneyso Qaxootiga Maxay u adkeysay Sharciyada Qaxootiga Cusub. waa su'al ay isweydiinayaan qaxooti badan oo dalka ku sugan kuwaasi oo heesta diidmo...

Sharciga ku meelgaarka Sweden ee Qaxootiga oo ku eg Xagaaga soo socda ( Maxaa...

0
In kasta oo marka loo barbar dhigo xaaladdii taagnayd sannadkii 2015-kii ey yaraadeen sanooyinkii ugu dambeeyay qaxootiga dalkan magan gelyada u soo raadsada, ayey...

Barlamaanka Sweden oo isku raacay dib u soo laabashada caruurta ay dhaleen dadka ku...

0
Xisbiyada ku jira Barlamaanka Dalka sweden ayaa ka siman go'anka ku aadan in wadanka aan la keenin qof ku biiray kooxaha argigixisada iyagoo isku...

Mudada lagu qaato Basaboorka Norway in laga dhigo 5 sano oo Barlamaanka loo gudbiyay.

0
Soo jeedin cusub oo ku aadan sharci ka hadlaya waqtiga baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga dhalashada ayaa baarlamaanka la hordhigay, waxaa lagu wadaa in la...

Qaxootiga Sweden oo yaraaday darteed tiro Qaxootiga ku cusub dalka oo amaahday qalabka guryaha...

0
qof kasta oo ku cusub dalka sweden isla markana hela daganaanshaha sharciga dalka ayaa xaq u leh amaahda lacag uu ku gato qalabka la...