Iskuulkaan waa mid aad 24 saac gurigaaga ama shaqadaada ka qaadan karto, adiga ayay kugu xirantahay awoodaada waxa dhan waxaad ku dhameyn kartaa 1 bil ama dhowr bilood.
Si aad ugu soo biirto iskuulka waxaad buuxisaa foormka hoose ka dibna lacagta iskuulka SVENSKA 95KR bishii. Waxaad du soo dirtaa akoonka Swedbank: 84244,9238270483 ama Bangirokonto: 769-9564 OCR/Meddelande: Waxaad ku soo qortaa nambarka moobeelkaaga.
[vfb id=3]