Posts by Shaqada & Ganacsiga

Qofka magaciisa yahay Maxamed oo ay yartahay fursada in uu Sweden shaqo ka helo

By Jimcale • April 6, 2013

Cilmi baaris lagu sameeyay suuqa shaqada Sweden ayaa lagu soo bandhigay in dadka wata magacyada carabta ay yihiin kuwo ugu yar ee wareysiga shaqada …

Sweden oo noqotay wadanka sadexaad ee ugu maciishad qaalisan Europe.

By Saciid Cabdi Cusmaan • December 11, 2012

Qiimayn ay siwada jir ah u sameeyeen hey’ad la yiraahdo Eurostat iyo Statistiska centralbyrån oo ah hey’ad qiimaynta u qaabilsan Sweden ayaa muujinaysa in …

Wasiirka is dhexgalka oo Borlänge booqday iyo soomaalida oo soodhaweyntiisa ka qaybqaadatay

By Saciid Cabdi Cusmaan • December 11, 2012

Wasiirka isdhexgalka Sweden, Erik Ullenhag ayaa booqasho ku tagay magaalada Borlänge si uu u ogaado xaalada dadka soogalootiga ah ku suganyihiin waxaana wasiirka iyo xubnihii …

Imisa qof ayaa shaqo heshay 2-dii sano ee la soo dhaafay?

By Jimcale • November 22, 2012

Sanadkii 2010 ayaa dowlada Sweden waxay ku dhawaaqday isbedel weyn oo lagu samaynayo qaabka dadka soo galootiga ah loo qaabilayo marka ay wadanka sharci …

Soo galootiga oo helaya shaqo xilliyeed

By Jimcale • November 13, 2012

Iyadoo uu hada bilaabanayo xiliga barafka ayaa magaalooyinka ku yaala goobaha loo dalxiis tago xiliga jiilaalka waxaa ka soo ifbaxaya fursado shaqo oo ay …

Dowlada Sweden oo soo bandhigtay baaritaan ku saabsan Soomaalida Maraykanka

By Jimcale • November 5, 2012

Maanta ayaa wasiirka Isdhexgalka Sweden Erik Ullenhag waxaa loo soo bandhigay baaritaan ay dowladu amartay in lagu sameeyo qaab nololeedka iyo shaqada ee Soomaalida …

Shirkadaha ku shaqaysta dadka sharci la’aanta ah oo la ciqaabayo [Video]

By Jimcale • October 31, 2012

Shirkadaha sida qarsoodiga ah ugu shaqaysta dadka sharci la’aanta ah ayaa si weyn loo ciqaabi doonaa sida lagu soo bandhigay sharci cusub oo baarlamaanka …

Dhalinyarada Soomaalida oo ku fikaraya in ay ka guuraan Sweden [Dhagayso]

By Jimcale • October 21, 2012

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee jaamacadaha dhigata iyo kuwa bilaabi doona ayaa qorsheynaya in ay isaga haajiraan Sweden maadaama ay ku adkaatay in ay shaqo ka …

Dadka cusub oo mushaarka shaqada & gunada soo dhaweynta isku qaadanaya

By Jimcale • October 12, 2012

Ka bilaabata 1 bishaan Oktober ayaa dadka cusub ee Sweden soo galay sanadkii 2010 waxay xaq u yeesheen in ay isku qaataan lacagta soo …

Shirkad u istaagtay in ay ganacsi & shaqo u abuurto soomaalida Sweden

By Jimcale • September 11, 2012

Maanta waxaa farxad ii ah in aan idin soo bandhigo warbixin ku saabsan shirkada cusub ee ISKASHI AB. Waa shirkad loo aasaasay in ay …

Laysanka baabuurka (körkort) oo noqday furaha shaqada

By Jimcale • September 9, 2012

Laysanka baabuurka ayaa caqabad weyn ku noqday dhalinyaro badan oo shaqo raadis ah, sida lagu sheegay warbixin dheer oo uu soo daabacay wargeyska SvD. …

Dadka cusub oo cayrta laga badbaadinayo [Video]

By Jimcale • September 7, 2012

Dadka ku jira xafiiska shaqada ee uu ka dhamaanayo waqtiga labada sano ah, ayaa laga leexin doonaa in ay galaan cayrta iyagoo lagu dari …

Dowlada oo soo bandhigtay isbedalo ku wajahan dadka cusub

By Jimcale • September 2, 2012

Wasiirka isdhexgalka Sweden Erik Ullenhag ayaa soo bandhigay dhowr arimood oo dowladu xooga saarayso si shaqo loogu helo dadka cusub. Wasiirka ayaa arinta ugu …

Fagersta oo soo bandhigtay qorshe Soomaalida ganacsiga lagu barayo

By Jimcale • August 16, 2012

Kamuunka Fagersta ee gobolka Västmanland oo ay ku noolyihiin Soomaali garaaysa 300 qof.,ayaa bilihii la soo dhaafay waxay doonayeen in Soomaalida laga caawiyo sidii …

Injineer ka shaqeeya qashinka

By Jimcale • August 1, 2012

Ninka lagu magacaabo Bonnie waa nin Injineer ah oo jaamacada Umeå ka baxay balse mudo badan shaqo la’aan ku haysay Sweden. Qisada ninkaan oo ku …

Dadka cayrta qaata oo fursad weyn la siin doono

By Jimcale • July 14, 2012

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay qorshe dadka cayrta qaata lagu dhiiri galinayo in ay shaqeeyaan. Qorshahaan ayaa ah in dadka cayrta qaata ee soo …

Maxaa ku dhacay ganacsiga Soomaalida Sweden?

By Jimcale • June 8, 2012

Isbuucii la soo dhaafay waxaan ka qeyb galay shir ka dhacay Stockholm oo looga hadlaayay ganacsiga soo galootiga. Waxaa lagu marti qaaday dad fara …

Ciidanka difaaca Sweden oo doonaya soo galootiga

By Jimcale • May 31, 2012

Ciidanka difaaca dalka Sweden (Försvarsmakten) ayaa bixinaya koorso 10 isbuuc ah oo loogu tala galay dadka soo galootiga ah ee doonaya in ay ka …

“Soo galootigu waa in ay u guuraan halka shaqadu ka jirto”

By Jimcale • May 28, 2012

Wasiirka isdhexgalka Sweden Erik Ullenhag ayaa ugu baaqay dadka cusub in ay u guuraan magaalooyinka shaqadu ka jirto, isaga oo ugu goodiyay cidii diida …

Raysal wasaaraha Sweden oo fadeexad galay

By Jimcale • May 16, 2012

Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa fadeexad la soo daristay ka dib markii laga soo wariyay isaga oo oranaya in dadka “dhaladka Swedishka ah” …

“18 sano ayay shaqo raadis ahayd”

By Jimcale • May 2, 2012

Qisadaan waxay ku dhacday haweeney soo galooti ah oo ku nool magaalada Borlänge oo mudo 18 sano ah shaqo raadis ku jirtay.
Haweeneyda lagu magacaabo Borka …

Soomaalida oo loo tababarayo jarida dhirka [Video]

By Jimcale • April 24, 2012

Soo galootiga waxbarashadooda ay hooseyso qaasatan Soomaalida ayaa la sheegay in xal loo helay sidii ay u shaqeysan lahaayeen iyaga oo la barayo jarida …

Cunsuriyada ayaa sabab u ah shaqo la’aanta haysata soo galootiga Sweden

By Jimcale • April 21, 2012

Mowduuc lagu qoray wargeyska weyn ee Aftonbladet isbuucaan ayaa looga hadlay warbixin uu soo saaray ururka LO kaasoo lagu doonayay in lagu ogaado sababta …

Nin dowlada ka dhunsaday lacag ku gaaraysa 60 milyan

By Jimcale • April 13, 2012

Nin soo galooti ah ayaa dowlada ka dhunsaday lacag lagu qiyaasay ilaa 60 milyan oo karoon ka dib markii uu  abuuray shirkad ku shaqaysa …

Somaliska.com