Home Wararka Caalamka Haweeney Shaqada looga ceyriyay Shukulaato ay ka cuntay Goobta Shaqada

Haweeney Shaqada looga ceyriyay Shukulaato ay ka cuntay Goobta Shaqada

0
Foto: Fredrik Sandberg/TT.

Haweeney ah dadka ka shaqeeya nadaafada ayaa laga ceyriyay goobtooda shaqada sababo la xiriira inay cuntay shukulaato taalay goobta shaqada falkan ayaa ka dhacay dalka Noray gaar ahaan Tromsø.

Shukulaatada ayaa aheyd mid loogu tala galay dadka macaamiisha ee goobta imaanayay lakin haweeneyda ayaa u fahantahay mid loogu tala galay dadka oo idil.

kadib markii la eegay kaamirada goobta waxaa lagu arkay haweeneyda oo cuneysa shukulaatada oo qiimaheeda lagu sheegay 19 karoon.

Falkan ayaa leeska gaaray ilaa heer maxkamadeed waxana ka hadlay Qareenkeeda oo lagu magacaabo Lo Eirek isagoo falka ku sifeeyay inuu ahaa mid qalad u dhacay.

sida maxkamada cadeesay kiiska ayaa soconaya mudo saddex maalin si go’aanka ugu danbeeyo loo gaaro iyadoo malkiilaha dukaanka uu heesto sababo uu u isticmaalay go’ankaasi.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here