Qiyaastii 1000 qof ayaa isugu soo baxay banaanka Xaruunta baarlamaanka Denmark ee Copenhagen Arbacadii si ay uga mudaaharaadaan qorshaha dowlada ee ku aadan dib u celinta qaar ka mid ah suuriyaanka ka yimaada agagaarka caasimada Dimishiq.
Mudaaharaad ayaa ka dhacay banaanka dhismaha baarlamaanka ee caasimada Denmark ee Copenhagen Arbacadii, Abriil 21 keeda .
qiyaastii 1000 qof ayaa isu soo baxay si ay uga mudaaharaadaan qorshayaasha dowladda ee dib u celinta qaar ka mid ah reer Suuriya oo ka yimid agagaarka caasimadda Suuriya ee Dimishiq.
Mid kamid ah Mudaaharayaasha ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFPÂ : “Waxaan halkan u imid inaan muujiyo taageerada aan u hayo qaxootiga Suuriya.”
dhowr mudaaharaad oo kale ayaa lagu qabtay Gobolada Denmark.