Markab Dagaal oo soo gaaray Sweden kaasi oo laga leeyahay Mareykanka
Markabka USS Forrest Sherman ayaa soo gaaray Stockholm maamta. SDF ayaa ku warantay in joogitaanka markabka aysan ahayn xaalad degdeg ah, balse taa beddelkeeda...
Ruushka oo Sweden u diray Digniin kale oo ku aadan ku biirista NATO
Warbixin cusub oo ka soo baxday sarkaalka Ruushka Sergei Belyaev, wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa cusboonaysiisay digniinta ka dhanka ah Sweden iyo Finland inay...
Sweden oo bilaabeysa Guryo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga Ukraine
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine.
ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana...
Macron: Shuruudaha xabbad joojinta ee Putin waa wax aan la aqbali karin
Shuruudaha uu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku xiray xabad joojinta Ukraine waa wax aan la aqbali karin, ayuu yiri madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.
"Waa inaan...
Labo Qof oo lagu tooreeyay Täby oo ka tirsan Caasimada Stockholm
Labo nin ayaa lagu dilay magaalada Täby ee waqooyiga magaalada Stockholm. Sida laga soo xigtay bogga booliska,
mid ka mid ah ragga ayaa laga helay...
Sweden oo ka hadashey Qaxootiga uga imaanaya Dalka Ukraine
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa tixgelisay in dagaalka Ukraine uu galay marxalad aad u fool xun.
Hadalka Andersson ayaa yimid ka dib kulankii maanta...
Qiimaha Shidaalka ee Sweden oo maanta Gaaray meel sare
Saaka, dalka Sweden ayaa laga diiwaan geliyay sare u kac cusub oo ku yimid qiimaha shidaalka, kaasoo ku saabsan saameynta isbeddelka ku yimid qiimaha saliidda...
Sweden oo diiday inay gasho Dood ku saabsan ku biirista NATO
Dowladda Sweden ayaa diiday in la bilaabo dood ku saabsan ka mid noqoshada Iswiidhen ee NATO, iyadoo Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson, kulan ay la...
Sweden oo maanta laga Maqlay Codka Digniinta ee Qataraha Dagaalka
Inkastoo Horay loo baahiyay Maanta Saacada markay aheyd 15:00pm Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm waxaa laga maqlay Codka Digniinaha marka uu Dagaal soo socdo.
Codka...
Sweden oo Muwaadiniinteeda ugu Baaqday inay Safar ku tagi karin Dalka Ruushka
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Anne Linde ayaa ku boorisay muwaadiniinta Swedishka ah inaysan u safrin Ruushka sababo la xiriira xaaladda ammaan ee gobolka oo khatar ah oo lama...