Home News in English Örebro: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo...

Örebro: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo lagu gubay Rabshado ka dhacay Halkaasi

0
Orebro Foto: Pavel Koubek/ TT

Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish Rasmus Paludan uu doonayay inuu Quraanka ku gubo Örebro.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here