Saturday, May 4, 2024

Sweden iyo Finland oo ka wada hadlay Qaab ay kaga maarmayaan ku biirista NATO

0
Siyaasi miisaan culus ku leh dalka Finland ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Sweden uu u furay isbahaysi difaac oo dhex mara labada dal ee...

SD ” Sweden waa inay ku biirtaan NATO si lamid ah Finland

0
Haddii Finland ay doorato inay ku biirto NATO, waa in xisbiga Sverigedemokraterna u doodo xubinnimada isbahaysiga gaashaandhigga, sida uu sheegay hoggaamiyaha xisbiga Jimmie Åkesson...

Xamza Abu Jaisha ” Waxay u heesteen in Soonka leegu Qasbayo”

0
Soonka dhalinyarada dugsiyada Sweden iyo sida ay bulshadu u aragto, ayaa lagaga hadlay warbixin uu maanta daabacay TV-ga Sweden, kaas oo uu kaga hadlay...

Dowlada ” Dadka Reer Ukraine waa inay shaqeeyaan sida ugu dhaqsaha badan”

0
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay doonayso in ay cadaadis ku saarto dadka Ukrain ee la siiyay magangalyada in ay Sweden ka shaqeeyaan sida ugu...

Nyamko Sabuni ” Hadii uu dagaal dhaco waxaan aadayaa Norway”

0
Haddii dagaal dhaco, waxaan aadi doonaa Norway," waa odhaah uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha xisbiga Libaraalka , Nyamko Saboni , taasoo dhalisay dhaleecayn baahsan oo ka timid gudaha iyo dibadda xisbiga. Iyadoo Saboni...

Booliska Sweden oo sheegay Qaab loo Fududeenayo helitaanka Basaboorka

0
Booliska Sweden ayaa kordhinaya hawlaha Shaqada ee dhanka Basaboorka iyadoo la kordhinayo tirada askarta gacanta ku haysa bixinta Baasaboorka, si loo yareeyo safafka dhaadheer...

Sweden iyo Finland oo Caasimada Brussels kula kulmaya Madaxda NATO

0
Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...

Dalalka Sweden iyo Norway oo ku dhawaaqay go’aano Cusub oo iska kaashanayaan

0
Norway iyo Sweden ayaa iskaashanaha dhanka difaaca iyadoo loo eegayo duulaanka Ruushka ee Ukraine. - Norway iyo Sweden waxaa ka dhexeeya xiriir dhow oo kalsooni...

War Hada Ah: Sweden oo Ceyrisay Saddex Dublamaasi oo Ruushka ah

0
Dalka Sweden ayaa go’aan ku gaaray in uu dalka ka saaro 3 dublamaasi oo u dhashay dalka Ruushka, kadib markii dalal badan oo ka...

Booliska Sweden oo soo bandhigay Qaab Cusub oo loo balansan karo Balanta Basaboorka

0
Booliska Iswiidhan ayaa go'aansaday in uu soo bandhigo hannaan cusub oo ku saabsan ballan-qaadka taariikhda cusboonaysiinta baasaboorka , taas oo dadka ku adkeynaysa in ay ballansanaadaan...