War Hada Ah: Xisbiyada Garabka Midig ee Sweden oo ku Heshiiyay Dowlada Cusub
Xisbiga Garabka Midig ayaa ugu Danbeyb ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee Sweden taasi oo sharciyo adag kasoo saareysa arinta Socdaalka iyo Kooxaha Gangiska sida...
Hay’adda laanta socdaalka Sweden oo adkeynaysa Baasaboorka iyo Aqoonsiga Dadka Deganaansha Helay ee Imaanaya
Si kor loogu qaado amniga loona yaraado qatarta ka imaan karta qaladaadka ayaa hey’adda laanta socdaalka waxey sameysay habab cusub oo lagu hubinayo dukumentiyada...
Xukun Lagu Riday Dhalinyaradii Ka Danbeesay Rabshadihii ka Dhacay Magaalada Norrköping ee Sweden
Maxkamadda Norrköping ee Dalka Sweden ayaa maanta xukun ku ridday saddex dhallinyaro ah oo lagu soo oogay dambi ah inay si xun u waxyeeleeyeen...
Dowlada Sweden oo diiday in Ruushka uu Baaritaan ku Sameeyo Nord Stream
Dalabka Ruushka ee baaritaanka gaaska ku qulqulaya badda Baltic diidmo ka helay ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson.
Ra'iisul wasaaraha Ruushka Mikhail Misjustin ayaa warqad u...
Sweden oo Noqotay Dalka 5 aad ugu Wanaagsan in Lagu Noolaado
Qiimeyntii ugu dambeysay ee dalalka ugu wanagsan ee ay soo saartay US News ayaa muujisay in Sweden ay tahay dalka 5-aad ee ugu wanaagsan...
Waxaa la Dilay isagoo Dul taagan Qabriga Walaalkiis, Rabshado ka taagan Xaafada Södertälje ee...
Rabshado aad u xun isla markana u dhaxeeya kooxo ka dhisan Xaafada Södertälje ee Stockholm ayaa noqday kuwa aad looga hadal hayo halkaasi kadib...
Degaanshaha Rasmiga ee Sweden ayaad heli kartaa Adigoo Shaqo joogta ah heysan
sanadkaan markii Saddexaad ayuu ka dhacayaa dadka ku nool dalka sweden ee heesta sharciga kumeel gaarka ee Saddexda sano.
Hadii qofka uu helo Sharciga ama...
Xisbiyada Garabka Midig ee Sweden oo wali ku heshiin arinta Socdaalka
Mid ka mid ah arrimaha ugu culus, ee aan weli la xalin inta lagu guda jiro wada-xaajoodka dawladda ee u dhexeeya xisbiyada garabka midig,...
Ra’yi ururin: Dumarka Swedishka oo ka khiyaano badan Raga
Cilmi-baaris cusub oo ku saabsan oo ay samaysay Aftonbladet iyo Demoscope Center ayaa muujisay in dumarku ay ka daacad yar yihiin ragga ku nool...
Dacwad lagu soo oogay Macalin Sweden u dhashay oo 15 Arday u soo bandhigay...
Macalin wax ka dhiga magaalada Borås ee dalka Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay 15 arday uu soo bandhigay kufsi iyo xadgudubyo...
















