Qarax ka dhacay Xaafada Akalla ee Waqooyiga Caasimada Stockholm
Qarax ayaa ka dhacay afaafka hore ee dhismo la daganyahay oo ku yaalla degmada Akala ee waqooyiga magaalada Stockholm , balse ma jirto cid wax ku noqotay.
Booliska ayaa...
Wasiir ka tirsan Dowlada Sweden oo iska Casilay Xilkiisa
BM Nilsson, wasiiru dowlaha xafiiska ra'iisul wasaaraha Sweden , ayaa go'aansaday inuu iska casilo xilkii uu ka hayay dowladda, maalmo kadib markii lagu helay inuu ku...
Dadka Aanan Helin Sharciga Sida ugu Dhaqsiyaha Badan Dalka Halooga Saaro ” Qeybta Socdaalka...
Iyadoo Austria ay ugu baaqday Midowga Yurub inay dhisto xayndaab xuduudeed ay la wadaagto Turkiga , Denmark ayaa ku baaqday in Afrika laga sameeyo xarumo magangalyo, waxa...
Dowlada Turkiga oo Albaabada u laabtay Wada-hadalo lala galo Sweden
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut ayaa sheegay in “wax faa’iido ah lahayn” in Turkigu uu wakhtigan wada hadal la yeesho Sweden iyo Finland oo ku saabsan...
Raisal Wasaaraha Sweden ” 16 Toogasho iyo 11 Qarax ayaa dhacay Stockholm 30 Cisho...
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristershon ayaa sheegay in 16 toogasho ah iyo 11 qarax ay ka dhaceen Stockholm oo keliya tan iyo Christmas-ka.
Madaxda dhinacyada heshiiska "Tido" oo...
Qaraxyada Sweden oo Noqday Kuwa tiro beel ah, Xalay oo Qarax kale ka dhacay...
Qarax xooggan ayaa ka dhacay dhismo ku yaalla agagaarka warshadaha ee Tullinge ee koonfurta Stockholm habeenkii xalay.
-Wax ayaa ku qarxay goobta waxaana uu burbur...
Cabsi Laga Qabo in la Qaadaco Alaabka Sweden Sida uu sheegay Raisal Wasaare Ulf...
"Sida iska cad, tani waxay noqon kartaa mid aad ugu Xun shirkadaha Swedish," Ra'iisul-wasaare Ulf Kristersson ayaa ka digay baaqyada ku saabsan qaadacaadda alaabta...
Xisbiga SD oo uga hadlay si ka duwan Sidii Hore gubista Quraanka Kariimka
Henrik Fenge, oo ah guddoomiye ku xigeenka xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa beeniyay in uu wax xiriir ah la leeyahay gubitaanka qur’aanka ee Sabtidii ina...
“Waxaan ku Jirnaa Xaalada ugu Xumeyd tan iyo Dagaalka Labaad ee Adduunka” Raisal Wasaaraha...
Raisal Wasaaraha Sweden ayaa Sheegay in Dalkiisa uu jiro Xaalada ugu Adkeyd tan iyo Dagaalka Labaad ee Adduunka.
Ulf Kristersson ayaa Sheegay in Sweden Qasab...
Dowlada Sweden oo Maanta ku Dhawaaqday go’an Cusub oo ka dhan ah Qaxootiga
Dawladda Sweden ayaa ku dhawaaqday Maanta inay doonayso inay bilawdo “olole xog-ururin caalami ah” oo ku saabsan isbeddelka lagula dhaqmayo siyaasadda socdaalka.
Dowlada ayaa dooneysa inay...