Dad Careysan oo gudaha u galay Safaraada Sweden ee Dalka Ciraaq
Boqolaal kamid ah taageerayaasha wadaadka shiicada ah ee Ciraaq ee saamaynta ku leh ee Muqtada Sadr ayaa galay safaarada Sweden ee Baqdaad iyagoo ka...
Dowladii ugu horeesay oo u yeertay Safiirkeeda ka joogay Dalka Sweden
Dawlada Marooko ayaa u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay dalka Sweden, iyadoo uu maqnaan doono aan la sheegin mudda uu maqnaan doono kadib markii Arbacadii...
Raisal Wasaaraha Sweden oo Quraan gubista ku tilmaamay Mid Sharci Ah
Maanta oo Arbaco ay Waxaa bartamaha Caasimada Stockholm lagu gubay Quraanka kariimka kadib markii Dowlada Sweden ay ogolaatay arintaasi oo muran badan ka jiray...
Quraanka Kariimka oo lagu Gubay Caasimada Stockholm, Dowlada Sweden oo ogolaatay
Dowlada Sweden ayaa ogolaatay in Quraanka Kariimka lagu gubo Caasimada Stockholm kadib codsi loo gudbiyay Booliska oo la aqbalay.
Gubista Quraanka ayaa ka dhacday Masaajidka...
Tirada Raga Ka Cabanaya Haweenkooda oo Korortay
Tirokoob cusub ayaa muujinaya in tirada ragga ee ku nool Sweden ay wacayaan khadka telefoonka ee rabshadaha guurka, kaas oo la bilaabay horaantii sanadkan.
Chris-Emily...
Fasaxa Waalidka oo isbadal lagu Sameenayo, Qaraabada iyo Walaalada oo ku biiraya Xanaanada ilmaha
Wasiirka Caymiska Bulshada ee Sweden Anna Tenne ayaa ku dhawaaqday qorshe wax looga beddelayo nidaamka fasaxa waalidka, taasoo ka dhigaysa mid dabacsanaan leh, taas...
Qoysaska ku nool Xaafadaha Nugul oo loogu baaqay inay ka guuraan, Cilmi-baaris
Xaafadaha ku dhow dhow magaalooyinka waaweyn ee dalka Sweden, gaar ahaan kuwa lagu tilmaamo kuwa daciifka ah, ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac...
Maxkamada Racfaanka Sweden oo diiday go’anka Booliska uu ku diiday Quraan Gubista
Shalay oo isniin ah ayay maxkamada racfaanka ee dalka Sweden ayaa ku gacan saydhay go’aankii booliiska ee ahaa in ay joojiyeen ogolaanshiyaha in lagu gubo...
Sweden oo gaartay Go’an Musaafurin ah oo aanan laga fileynin
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aan ku gaartay in ay Ankara u gacan geliso muwaadin Turki ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo dalkiisa ka dhacay, loogana...
Sweden oo Ciidanka NATO u ogolaaneysa Dalkeeda ka hor ku biirista
Iswiidhan ayaa u ogolaandoonta NATO in ay askar geyso dalkeeda xitaa ka hor inta aan si rasmi ah loo ansixin codsiga xubinnimada Iswidhan, sida...















