Tuesday, April 1, 2025

Faafaahin laga helayo labada qof ee lagu toogtay magaalada Göteborg..

0
iyadoo magaalada Göteborg lagu toogtay labo qof ayaa wararka laga helay booliska waxay sheegayaan in labadaasi qof laga siidaayay dhanka isbitaalka. Sida ay sheegayaan booliska...

Ninka ugu Da’da weyn Sweden oo jirsaday 110 sano jir isagoo u dabaal dagay..

0
shalay galabkii ayuu jirsaday 110 sano ninka ugu weyn dalka sweden kaasi oo markasta u dabaal daga xiliga uu dhashay caadiyan, Carl Mattson ayaa dabaal...

War Deg Deg Ah Labo qof oo lagu toogtay Caasimada labaad ee Göteborg..

0
Wararka laga helayo dhanka magaalada Göteborg ayaa sheegaya in caawa halkaasi ay ka dhacday toogasho loo geestay labo qof oo ku sugnaa magaaladaasi. toogashda ayaa ka...

Qof meydkiisa oo laga helay Xaafada Biskopsgården ee Caasimada Göteborg,,

0
Sida uu sheegay Booliska Magaalada Göteborg ee Caasimada labaad ee sweden waxaa Xaafada Biskopsgården laga helay meydka qof. Booliska ayaa helay Fariin muujineysa in qof meydkiisa...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka Trump..

0
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray dalka Mareykanka halkaasi uu kulamo kula qaadandoono Madaxda Dalka Mareykanka gaar ahaan Madaxweyne Donald Trump. Habeenkii xalay ayaana...

Dadka waayeelka qaarkood oo loo kordhinayo lacagta ay qaataan,,

0
baaritaan ay sameeyeen Kooxaha dhanka Waayeelka dalka sweden ayaa lagu soo bandhigay baahiyo gooni ah ay u baahanyihiin dadka waayeelka ee shaqo gabka ah...

Malmö Turjumaan Turki ah oo qaab siyaasadeesan u turjumay wareysi lala yeeshay Qof magangalyodoon...

0
Qeybta Migrationsverket ee magaalada Malmö waxaa ka dhacday arin ku aadan wareysi loo turjumay qaab siyaasadeesan kadib markii qofka turjumaanka ahaa uu qalad ku...

Lindesberg 90 sano jir sugayay goobta xanaanada mudo hal sano ah..

0
iyadoo qofka qaba xanuunka ama waayeelka ah loo sameeyo xanaano gooni ah dalka sweden ayaa mid kamid ah dadkaasi oo qaba xanuunka waalida waxay...

Heshiis laga gaaray Shaqo abuur loo sameenayo Dadka aan mudada shaqeyn iyo dadka cusub..

1
Waxaa heshiis rasmi ah dhexmaray ururada Shaqaalada Sweden iyo Sidoo kale dowlada taasi oo ku aadan shaqo abuur loo sameenayo dadka mudada dheer shaqo...

Qofka gurigiisa ku kireeyo lacag badan oo dib looga ceshanayo ( Sharci soo jeedin...

0
iyadoo dowlada sweden ay sameesay baaritaan ku aadan qaabka guryaha loo kireesto isla markana loo daganyahay ayay soo jeedisay hindisa ama sharci cusub kaasi...