Wednesday, April 24, 2024

Mideynta Qoysaska oo ku adag qaxootiga kasoo cararay dagaalada ka socda Dalka..

0
Inkasta oo ay dawladdu ballan qaaday sannad hortii sidii ay eegis ugu sameeyn lahayd suurtagalka iney suuriyaanku ka dalban karaan mideeynta qaraabada safaaradda uu...

Dibadbax loogaga soo horjeedo falalka kooxaha burcada oo Göteborg lugu qabtay

0
Magaaladda Göteborg ee caasimadda labaad ee dalkaan Iswiidhan ayaa maanta waxaa ka dhacay mudahaaradyo loogagag soo horjeedo falalka ammaan xummo ee magaaladda ay in...

Ciid wanaagsan. Eid Mubarak. Glad Eid!

5
Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku...

Migrationsverket iyo Sharci bixinta

27
Wargeyska Aftonbladet ayaa maalmahaan waxa uu baaritaan ku haayay qaabka ay u shaqayso Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Iyagoo soo bandhigay warbixino qarsoodi ah oo...