Xisbiga Liberalerna oo soo bandhigay Qorshahooda ku aadan doorashada sweden ee Sanadkan..
Xisbiga Liberalerna oo kamid ah xisbiyada ku tartamaya doorashada ka dhaceysa dalka sweden dhamaadka sanadkan ayaa soo bandhigay qorshahooda ku aadan doorashada hadii la doorto...
Sweden 187,000 kun oo macalimiin ah oo loo baahanyahay ilaa sanadka 2031..
Dalka sweden waxaa wali halkeeda ka taagan baahida loo qabo macalimiinta wax kadhiga iskuulada kuwaasi oo hoos usii dhacay.
sida laga soo xigtay ururka shaqaalaha...
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven oo booqanaya Dalka Mareykanka..
Sida lagu shaaciyay Baga dowlada Sweden Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa lagu wadaa in uu gaaro Dalka Mareykanka,
Stefan Löfven ayaa booqan doona Dalka...
iskuulada Dhexe iyo Hoose ee Magaalada Malmö oo laga mamnuucay cunista Malawaxa-Pannkaka..
Magaalada Malmö ee caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden waxaa iskuulada qaar lagu soo rogay amaro cusub oo dhanka cuntada ah,
iskuulada dhexe iyo hoose ayaa...
Magaalada Vetlanda ee Dalka Sweden oo lagu dilay Qof Dumar ah..
Magaalada Vetlanda ee hoostagta Jönköping waxaa xalay lagu dilay qof dumar ah oo dhalinyaro ah halka lagu dhaawacay qof kale oo dumar ah taasi oo...
Sweden oo Baasaboorka Muwaadinimo siisay Ahmadreza Djalali oo dowlada Iiraan ku xukuntay Dil Toogasho..
Dowlada sweden ayaa sheegtay in Baasaboorka muwaadimo ay siisay Ahmadreza Djalali oo dhawaan dowlada iiraan ku xukuntay dil toogasho.
Ahmadreza Djalali oo ku noolaa Dalka Sweden...
Nyköping nin xubintiisa taranka Facebook-ga ugu diray Siyaasiyad Barlamaanka ka tirsan oo la ganaaxay..
waxaa jira dhacdooyin badan kuwaasi oo mararka qaar layaab ah waxana mid kamid ah soo qaatay websiteka thelocalsweden kaasi oo sheegay in haweeney ka...
Booliska Stockholm oo qabtay Hub iyo Sadax Qof..
booliska magaalada Stockholm ayaa qabtay hub iyo sidoo kale sadax qof kadib markii baareen agagaarka Hallunda ee Degmada Botkyrka.
Mats Eriksson oo u hadlay booliska Stockholm...
Sugitaanka Jawaabaha magangalyo doonka oo lasoo yareyay dhamadka sanadkan..
Xili qoraal kasoo baxay Wakaalada socdaalka sweden ee Migrationsverket lagu shaaciyay in jawaabaha la siinayo dadka is dhiibay kahor sanad 2017 ayaa dhanka kale waxaa...
Qeybta Migrationsverket Sweden oo sheegtay xiliga jawaabaha la siinayo dadka isdhiibay kahor sanadka 2017..
Wakaalada Socdaalka Dalka sweden ee Migrationsverket ayaa soo gudbisay xaalada dadka magangalyo doonka ee iska dhiigay dalka iyo waqtiga ay ku helikaraan jawabaaha.
Migrationsverke ayaa dhanka...