Sunday, June 15, 2025

Fasaxa Waalidka oo isbadal lagu Sameenayo, Qaraabada iyo Walaalada oo ku biiraya Xanaanada ilmaha

0
Wasiirka Caymiska Bulshada ee Sweden Anna Tenne ayaa ku dhawaaqday qorshe wax looga beddelayo nidaamka fasaxa waalidka, taasoo ka dhigaysa mid dabacsanaan leh, taas...

Qoysaska ku nool Xaafadaha Nugul oo loogu baaqay inay ka guuraan, Cilmi-baaris

0
Xaafadaha ku dhow dhow magaalooyinka waaweyn ee dalka Sweden, gaar ahaan kuwa lagu tilmaamo kuwa daciifka ah, ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac...

Maxkamada Racfaanka Sweden oo diiday go’anka Booliska uu ku diiday Quraan Gubista

0
Shalay oo isniin ah ayay maxkamada racfaanka ee dalka Sweden ayaa ku gacan saydhay go’aankii booliiska ee ahaa in ay joojiyeen ogolaanshiyaha in lagu gubo...

Sweden oo gaartay Go’an Musaafurin ah oo aanan laga fileynin

0
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aan ku gaartay in ay Ankara u gacan geliso muwaadin Turki ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo dalkiisa ka dhacay, loogana...

Sweden oo Ciidanka NATO u ogolaaneysa Dalkeeda ka hor ku biirista

0
Iswiidhan ayaa u ogolaandoonta NATO in ay askar geyso dalkeeda xitaa ka hor inta aan si rasmi ah loo ansixin codsiga xubinnimada Iswidhan, sida...

Lacagta oo loo Kordhiyay Shaqaalaha Goobaha Waayeelka iyo Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ee LSS

0
Ururka Kominal , oo ka mid ah ururada shaqaalaha ee ugu waaweyn Sweden, ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo shaqo oo loogu talagalay shaqaalaha...

Afar qof oo loo qabtay toogasho ka dhacday Huddinge

0
Afar nin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii ay nin 47 jir ah ku dileen Huddinge Noofambar 2021. Laba eedaysane oo kale ayaa...

Qof ku dhintay Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm

0
Hal qof ayaa ku dhintay labana waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday saqdii dhexe ee shalay magaalada Rågsved ee koonfurta magaalada Stockholm, iyadoo...

Nin Taksiile ku dilay Magaalada Gotenborg oo loo soo gacancaliyay Dowlada Sweden

0
Nin 35 jir ah oo lagu xiray dalka Jarmalka oo looga shakisan yahay dilkii Taksiile loogu geystay magaalada Bergsjön ee Göteborg deyrtii hore ayaa...

Lacag Dheeri ah oo loogu deeqay Dugsiyada Waxbarasho ee Stockholm

0
Magaalada Stockholm ayaa 102 milyan karoon ku bixineysa dugsiyada hoose ee magaalada. Ku dhawaaqistan ayaa timid ka dib markii ay mudaharaad sameeyeen shaqaalaha dugsiga...