Monday, July 7, 2025

Kamuunka Herrljunga oo lacagta iyo Fasaxa u kordhinaya Kalkaalisooyinka si Shaqada aysan uga tagin.

0
Kordhin Mushaharka ay qaataan iyo Fasaxyo dheeraad ah ayaa ah Qorsho kamuunka Herrljunga uu ku soo jeedinayo kakaalisooyinka ka shaqeeya Halkaasi Marka ay gaaraan...

Kamuuno ama Dagmooyin Dalbaday Qaxooti Cusub in ay soo gaaraan.

0
Mudo 3 sano kadib oo laga joogo Qaxootigii ugu badnaa ee Dalka Sweden Soo gaara Sanadki 2015 waxaa markii ugu horeysa Kamuunada qaar soo...

Annie Lööf oo isku soo dayeysa dhismaha Dowlada Cusub.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Moderate Ulf Kristersson ayaa helay diidmo kadib markii uu Barlamaanka hordhigay dowlad uu soo dhisayo taasi oo qeyb ka ah Xisbiga Kristdemokraterna. labada...

Go,an ay gaartay Maxkamada Sare ee Migrationsverketka oo Caawindoona Mideynta Qoysas badan.

0
tan iyo Sanadkii 2015 waxaa dalka sweden ka bilowday Sharciyo ku meel gaar ah kaasi oo dhigaya in Qofka Sharciga ku meelgaarka hela aanan...

Bixinta Basaboorada Cusub oo la joojinayo dhamaadka Bisha November.

0
Sida uu daabacay Websiteka qeybta Radiyaha ee Dowlada Waxaa guud ahaan la joojindoonaa Bixinta Basaboorada Cusub iyo ID Carka kuwaasi oo la helidoonin dhamaadka...

Migrationsverketka oo diiday Sharci Cusub oo ku Saabsan Qaxootiga imaanaya Dalka Sweden.

0
Hay.ada Laanta Socdaalka Dalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa diiday Sharci Cusub kaasi oo baaritaankiisa uu socday dhawaanahan. Sharciga la diiday ayaa ku saabsan soo dhaweynta...

Barlamaanka Sweden oo Saaka Diidmo ugu Codeeyay Ulf Kristersson oo Noqon lahaa Raisal Wasaaraha...

0
Waxay Aheyd Saadaal horay loo ogaa in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka uu diidmo ka helayo Barlamaanka Dalka Madama labo kamid ah Garuubkisa ay kasoo horjeesteen. Ku...

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf oo diidmo kala hortimid codeenta Bari ee Ulf Kristersson.

0
Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa maanta ka dhawaajisay in Xisbigeeda uu kasoo horjeedo codeenta bari ee Ulf Kristersson taasi oo ka dhaceysa Xaruunta Barlamaanka. Iyadoo...

Labo Qof oo lagu toogtay Xaafada Hallonbergen ee ka tirsan Degmada Sundbyberg.

0
ku dhawaad labo qof ayaa lagu toogtay Hallonbergen oo ka tirsan Degmada Sundbyberg fiidnimadii Caawa. sida warbaahinta sheegtay toogashada kadib waxaa goobta ka baxay mooto...

Magaalada Falkenberg Wiil 12 sano jir la waysanaa oo Meydkiisa la helay ugu danbey.

0
Maalinta Jimacada aan soo dhaafnay galabkeeda Booliska Magaalada ayaa helay meydka Qof la aaminsanyahay in uu yahay wiil 12 sano jir ah oo la...