Home Wararka Maanta Hoggaamiyaha Moderatka Ulf Kristersson oo rajeynaya in uu noqdo Raisa wasaaraha Sweden.

Hoggaamiyaha Moderatka Ulf Kristersson oo rajeynaya in uu noqdo Raisa wasaaraha Sweden.

0

Ulf Kristersson oo ka hadlay xaflad dhalashadiisa uu qabtay ayaa sheegay in dad badani la yaabeen iskaashiga xisbiyada Isbahaysiga. Afarta dhinac midkoodna kama wada shaqayn siyaasadda kadib doorashadii. Hindisaha siyaasadda cusub ayaa ka dhigay Moderates iyo Christian Democrats kuwa gooni u taagan iyada oo aan Xisbiga Dhexe iyo liberalka ay kasoo horjeesteen.

“Weli waxaan dooneynaa inaan samayno dawladda Iswiidhan ee soo socota. Waxaanu doonaynaa in badan oo ka mid ah waxaa dooneynaa in ay noqoto siyaasada rayidka.

Waxa uu sheegay in xisbiga Dimoqraadiyadu uu khaldan yahay marka ay u fakareen in siyaasadda Moderatka iyo midooda ay isku midyihiin

– Moderates, Christian Democrats iyo xisbiga Sverigedemokraterna maaha koox ku cusub siyaasadda Iswidhishka ah. Qofkii aaminsan sidaasi wali ma fahmin siyaasadeena ayuu yiri.

Ka dib hadalkiisii, ayuu sheegay , in doorashada xigta ee ra’iisul wasaaraha noqon doonoto kadib ciida Christmas-ka. isagoo rajaynaya, in xisbiyada Libaraalka iyo Xisbiga Dhexe ay is badalaan oo u codeendoonaan

Somaliska Stockhom

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here