Dowlada Ingariiska oo Sharciga dhalashada kala noqoneysa hooyo umul ah.
Shamima Begum oo ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Suuriya iyadoo 15 jir ah ayaa hadda waayaysa muwaadinnimadeeda UK.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa...
Götenborg Urur dhalinyaro oo looga shakiyay helista lacago badan si qalad ah.
magaalada Göteborg urur dhalinyaro oo ka dhisan gobolka ayaa looga shakiyay helista lacago tiro badan oo degmada ka helay isagoo lacagtaasi ku helay qaab...
Talafashinka SVT oo qirtay qaladka ay ku sameyen Jimmie Åkesson Xiliga doorashada.
doorashadii na dhaaftay sanadkii hore ayaa dood dheer ka dhasay warbaahinta kadib markii warbaahinta Dowlada ee SVT uu dood u qabtay hogaamiyaasha xisbiyada dooda...
Sweden Cunug yar oo laga xaday Isbitaalka Huddinge oo dib loo helay.
Cunuga oo laga dafay isbitaalka Huddinge ee dalka Sweden ayaa loo soo xiray dad dhowr ah.
Cunuga yar oo lagu dhalay isbitaalka goor sii horeysay...
Götenborg Maxkamada sare ee Degmada oo xabsi iyo tarxiil ku xukuntay sadax qof.
Maxkamadda racfaanka ayaa xabsi ku xukuntay nin ka soo jeeda Falastiin oo lagu eedeeyey weerar uu ku qaaday xarunta cibaadada Yuhuudda (Synagogan) ee magaalada...
Sweden oo ganaaxday Gabar hakisay diyaarad lagu musaafurin lahaa nin Afganistani ah.
Gabadh xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqda oo reer Sweden ah ayaa lagu ganaaxay 3,000 krona oo u dhiganta 324 doolar, ka dib markii ay isku...
Migrationsverketka tirada qaxootiga cusub ee la filayo sanadkan oo isbadal ku dhacay.
Hay'ada laanta socdaalka sweden ayaa soo saartay tirada qaxootiga la filayo sanadkan 2019 taasi oo muujineysa in hoos uga sii dhacday tirada horay loo...
Wasirka arimaha dibada Somaliya oo Sweden ka codsaday aqoonsiga dekumintiga Somaliya
Ahmed Isse Awad, wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Iswiidhan booqasho gaaban ku yimid si uu ula kulmo wasiiradda arrimaha dibada dalkan, Margot Wallström, ururo...
Uppsala Qof lagu toogtay Nawaaxiga Xaafada Slavsta.
Wararka laga helayo Magaalada Uppsala ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay nin 60 sano jir ah kaasi oo daawac ahaan loo geeyay isbitaalka halkaasi...
Sweden Ulla Gustavsson oo Xilkeeda ku wayday Qoraal ay ka qortay Gabar Xijaab ku...
Sharciga dalka Sweden ayaa aad u mamnuucaya faragalinta diimaha marka ay timaado isdhexgalka bulshada waxana arintaasi keentay in xilkeeda iska casisho Ulla Gustavsson oo aheyd...