Sunday, July 26, 2026

Sweden oo bilaabeysa Caawinta Caruurta Swedhishka ee ku Sugan Kaamamka Suuriya

0
mudo laga joogo dhoor bilood waxaa dagaal looga adkaada kooxda IS oo ka dagaalanta gudaha Dalka Suuriya iyo Ciraaq taasi oo keentay in Xubnaha...

Magdalena Andersson ” Haweeynka aan ku dhalan Sweden waa in ay Shaqeeyaan oo aysan...

0
Haweynka ku nool Dalka Sweden gaar ahaan kuwa ka yimid dalalka kale ayaana shaqeenin marka loo eego kuwa ku dhashay Dalka sida ay sheegtay...

Dowlada oo baareysa Qiimeynta lagu Sameeyo Da’da ay isku dhiiban dhalinyarada oo la dhaleeceeyay

0
Sanadkii 2015 wixii ka danbeeyay waxaa dhaqan galay sharciyo badan waxana sharciyada kamid ahaa baaritaan lagu sameenayo qofka isku dhiibay da'da yar kadib markii...

Sweden Haweeney ilmogaleen ay hooyadeed ugu deeqday ku qaaday Uur kuna dhashay

0
Wiil ayaa markii ugu horreeysay u dhashay haweenay lagu abuuray ilmogaleen ay hooyadeed ugu yaboohday iyada oo lala kaashanayo qalabka loo yaqaanno robot-ka. Waana ilmihii...

Göteborg Macalimad Xariir Galmo la sameesay Ardaygeda oo laga ceshtay ID-ga Macalinimo

0
Mid kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada Waxbarsho ee Gotenborg ayaa laga ceshtay ID-geeda Macalinimo kadib markii ay xiriir galmo la sameesay mid...

Doorashada dib loogu celiyay Degmada Falun oo soo dhamaatay + Natiijada

0
Sanadkii lasoo dhamaatay bishii Setemper waxaa doorasho ka dhacday dalka sweden meelaha doorashada ka dhacday waxaa kamid aheyd degmada Falun. Codadka laga diiibtay degmada Falun...

Stockholm oo laga rarayo 8 Hay’ad Dowladeed oo ka shaqeeya Magaalada Gudaheeda.

0
Hay'adaha Dowlada Sweden ayaa badankooda xafiisyo ku leh gudaha caasimada Stockholm kuwaasi oo shacabka sweden u qabto shaqooyin kala duwan. Dowlada ayaa go'an ku gaartay...

Dhibaatada ka imaan karta dib u buuxinta Canshuur celinta Dowlada (skatteverket)

0
Sanad walbo waxaa dowlada gaar ahaan hay'ada canshuurta ee (skatteverket) ay dib ugu celisaa dadka Sweden lacagta canshuurta waxana lacagtaasi uu qofka heli karaa...

Sweden Macalimiinta oo helaya Caawin dheeraad ah

0
Macalimiin badan oo wax ka dhiga dalka Sweden ayaana heysan caawin dheeraad ah marka ay ku suganyihiin iskuulka isla markana ay wax barayaan ardayda...

Sharci Cusub Afar Sano oo xabsi ah Qofka iibsada guri kiro ah hyreskontrakt

0
Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaa helay guryo kiro ah kuwaasi oo shirkadaha guryaha ka kireesta lakin marka ay guriga helaan kadib...