Sunday, January 4, 2026

Degmada Ystad Xukun lagu riday 90 Sano jir dilay Xaaskiisa kadib markii ay ku...

0
Oday sagaashan jir ah ayaa maxkamad lagu soo taagey dembiga dil oo lagu xukumey xabsi sannad ah. Odayga ayaa qirtay inuu ka dambeeyay dilkii xaaskiis...

Sweden Qeybo kamid ah oo Caawa laga mamnuucay Dabshidka Ciida valborg

0
Meelo badan oo ka tirsan dalka ayey mamnuuc ka tahay in dab laga shido caawa oo ku beegan ciidda valborg. Dhulka iyo keymaha qalalan...

Sharci Cusub Waa Mumnuuc in aad kaxeyso Gaari ku shaqeeya bensin ama diesel hadii...

1
Gudiga Gadiidka Caasimada Stockholm oo kulmay ayaa go'an mamnuucid ah kasoo saaray gawaarida ku shaqeeya diesel ee isticmaalaha wadada Hornsgatan ee gawarida aad u...

Sweden Maxkamad diiday Xukun Musaafurin ah oo lagu riday 33 sano jir Somaliya kasoo...

0
Maxkamadda ugu sarreysa ee dalkan Sweden ayaa laashay Go’aan lagu soo masaafurin lahaa Nin Soomaali oo  lagu helay fal Kufsi ah, laguna xukumay Xabsi...

Imisa Maalin ayaa ka hartay Xiliga ay dhaceyso Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub (EU)

0
Muddo iminka bil ay ka harsan tahay ayay dhici doontaa doorashadii xubnaha baarlamanka ee waddammada xubnaha ka ah ururka Midowga Yurub (EU). Iyadoona qaar badan...

Shirkada diyaaradaha SAS oo joojisay 200 oo duulimaadyo maanta oo jimco ah

0
Shirkada Diyaaradaha SAS ayaa maanta oo jimco hakisay dulimaadka diyaarada ee Qaarada Yurub kadib markii shaqaalaha shirkada gaar ahaan duuliyayaasha ay ku dhawaaqeen shaqo...

Dowlada Sweden oo Xeerka Shaqaalaha ee LAS ku Sameeneysa baaris Sidii Wax looga badali...

0
Dawladda ayaa maanta u saari doonta baaris sidii wax looga bedeli lahaa xeerka shaqaalaha ee magaciisa loo soo gaabiyo LAS, xeerkaasina oo oranaya cidda...

Maamulka Iskuulada Al-azhar oo dacwad Culus lagu soo oogay maanta

0
Toddoba qof oo xil hoggaan u hayey shirkadda samafalka iskuulka musliminiinta Al-Azhar ee Stockholm ayaa maanta lagu soo oogay dacwo la xiriirta danbi culus...

Kalkaalisooyinka ( Sköterskor ) oo helaya mushahar gaaraya 50,000 kun Xagaagan gudahiisa

0
Kalkaalisooyin aad u yar ayaa ka jirta gudaha isbitaalada Dalka Sweden taasi oo keeneysa in isbitaalada qaarkood ay xiraan qeybo kamid ah Xaruumahooda madama...

Faahfaahin Dab wali ka socda Dhulka keymaha ah ee koonfurta Dalka Sweden

0
koonfurta Dalka Sweden qeyb badan oo kamid ah waxaa ka socda dab kaasi oo ku fiday dhulka keymaha ah waxana socota dadaal lagu daminayo...