Sunday, July 26, 2026

Maxkamada Sare ee Sweden oo go’an ka gartay hooyo Somaliyed oo guday Afar Caruur...

0
Inkasta oo lagu eedeeyey iney gudniin ku sameeysay dalka Yeman saddex hablood oo ey dhashay ayay maxkamadda sare ee socdaalku u xukuntay in haweenay...

Sharciga Cusub ee Keenista Qoysaska Maku jiraan Dadkii hore ee Qoysaska ka maqnaa

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa shalay oo Talaado aheyd u fadhiistay Sharciyo Badan kuwaasi oo Dowlada hordhigtay Barlamaanka si loo ansixiyo. Sharciyada Shalay la horgeeyay Barlamaanka...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Sharciga keenista Qoysaska iyo Sharciga kumeel gaarka oo la kordhiyay

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa maanta ugu danbeyn waxa uu u fadhiistay Sharciyada Dhanka Qaxootiga Dalka imaanaya waxana uu Ansixiyay Sharciyo Cusub isagoo kuwa hore...

Sharciga Keenista Qoysaska oo Barlamaanka Sweden u Codeenayo Maanta

0
Dawladda ayaa baarlamanka soo hor dhigtay qorshe la xiriira in laba sannadood lagu kordhiyo xeerka ku meel gaarka ah ee soo galootiga illaa iyo...

Guryo ku gubtay Dab xoogan oo ka kacay Magaalada Malmö

0
Wararka laga helayo Caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi uu ka kacay dab xoogan kaasi oo geestay qasaaro xoogan. Dabka oo bilowday...

Cilmi baaris Dadka Ajaanibta oo ka Caafimaad Badan Bulshada Swedhishka ah

0
Ajaaniibta dalka yimaada sida qaxootiga iyo shaqa raadiska ayaa inta badan la aaminsan yahay iney ku jiraan xaalad liidata, gaar ahaan kolka ey dalka...

Migrationsverket oo go’an ku gaartay in Dalka laga Tarxiilo labo Wadaad oo kale

0
Laba qofood oo kale oo ka mid 6 qofood oo ay soo qabatay hay’adda Nabad Sugidda Sweden ee Säkerhetspolisen ama Säpo. ayaa lagu wadaa...

Xisbiyada Sweden oo ka dooday Ciqaabta Dhalinyada geesta Dambiyada

0
Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada Yurub kuwooda aan ciqaabin dhalinyada kuwooda aan qaangaarin taasi oo keenta in mudo yar la xiro kuwa lagu...

Norway Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota Laanta Socdaalka...

0
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehlinayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la...

Migrationsverket Imaamka Masaajidka Gävle iyo wiilkiisa oo la tarxiilayo

0
Sweden bilihii April iyo May waxaa la xiray ku dhawaad 6 Ruux kuwaasi oo lagu eedeeyay in dhibaato ku yihiim amaanka Dalka Sweden iyadoo...