Sweden Imaamyo lagu xukumay in Dalka laga Tarxiilo oo Racfaan Qaatay
Sadax imaam oo uu ciidanka nabadsugidda Sweden Säpo codsaday in dalka laga musaafirayo ayaa racfaan ka qaatay go’aanka musaafirinta.
Qareenka mid ka mida imaamada ayaa...
Sharci Cusub oo Adkeenaya isticmaalka Hubka ee gudaha Dalka Sweden oo la filayo
Waxaa soconaya qorshe cusub oo ku aaddan in xeer cusub laga soo saaro adeegsiga sharci darrada ah ee qoryo gacmeedyada iyo qaraxyada, waxaana tillaabooyinka...
Qaxootiga Sweden ee doorta Magaalada ay ku Noolaanayaan oo hoos u dhacday
Sannadkii ugu dambeeyay ayey aad hoos ugu dhaceen tirada soo-galootiga doorta ama la yimaada deegaankii ey ku noolaan lahaayeen.
Wasiiradda suuqa shaqada iyo meeleeynta Ylva...
Xisbiga Moderaterka oo soo jeediyay in la joojiyo Turjumaanka loo qabanayo Dadka
Waxaa shalay oo ahayd axad 30-ka juun jasiiradda Gotland ka bilowday kulanka todobaadka siyaasadda ee Almedalen
Siyaasiga koowaad ee hadlay wuxuu ahaa Per Bolund oo...
Waalidka oo Fasax ku qaadan kara Caruurta aysan dhalin ee Guriga kula nool
Sharciyo badan ayaa la filayaa in bisha July bilowgeeda uu ka dhaqan galo dalka Sweden shariyada waxaa kamida ah kuwa saameyn ku leh bulshada...
Sharciyada Cusub ee dhaqan galaya Bilowga Bisha July
Sannad walba haddaayaa koowda bisha luulyo waxaa hir gala xeerar cusub iyo qaar wax laga bedeley ee uu baarlamanku ansixiyey. Waxaannu haddaba halka idiinku...
Madaxii iyo Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo lagu xukumay Afar Sano iyo bar Xabsi Ah
Afar ka mid ah xubnihii hore ee ururka samafalka iskuullada Al-Azhar oo lagu ridey xukun la xiriira dembi culus ee dhaqaale. Halka aasaasihii ururka...
Toogasho lagu dilay Labo Qof oo Sweden kasoo jeeda oo ka dhacday Caasimada Copenhegan
Sida ay shaaciyeen Warbaahinta Caasimada Malmö Fiidnimadii Caawa ayaa rasaas lagu furay gaari sweden laga leeyahay oo ku sugnaa Caasimada Copenhegan.
Gaariga waxaa saarnaa labo...
Xisbiyada Barlamaanka Sweden ku jira oo isku raacsan Adkeenta Caruurta Dibada loo kaxeeyo
Inta badan xildhibaanada baarlamanka dalka ayaa doonaya in lagu adkeeyo caruurta da’dooda ay ka yartahay 18 sano ee dibbadaha loo kaxeeyo si loogu soo...
Xulalka Sweden iyo Canada ee Hablaha oo Caawa Ciyaaraya Kulan Adag
Caawa ayay ku balansanyihiin xulalaka qaranka gabadhaha ee Sweden iyo Kanada ay isku arkaan kulanka isreeb reebka 8-da ee ciyaaraha adunka dumarka 2019
Ciyaartaan ayaa...















